RIKOODH: Jude Bellingham Oo Rikoodh Cusub Ka Dhigay Tartanka Qaramada
Jude Bellingham ayaa rikoodh cusub u dhigay xulka qaranka England iyo tartanka qaramada Yurub ee Euro, kaddib markii uu beddel kusoo galay ciyaartii ay 1-0 kaga badiyeen Croatia ee tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020.Laacibkan ayaa noqday ciyaartoygii ugu da’da yaraa ee abid u ciyaara xulka qaranka England kulan ka tirsan tartanka qaramada Yurub iyo ciyaartoygii ugu da’da yaraa ee abid tartankan safta, waxaanu rikoodhkaas sameeyey markii uu beddel kusoo galay qaybtii dambe.Bellingham oo ay d’adiisu tahay 17 sannadood ayaa…