Xiddigii Garoonka Ee Labada Ciyaartoy Isku Qabsadeen Iyo Qiimaynta
Portugal ayaa guul waqti dambe ah ka gaadhay Hungry oo ay wada-ciyaareen kulanka ugu horreeya Group F ee tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020.Saddex gool oo lixdii daqiiqadood ee ugu dambeeyey ciyaarta ay kala dhaliyeen Cristiano Ronaldo oo laba gool oo midkood rikoodhe ahaa dhaliyey iyo Guerreiro oo goolka furitaanka u saxeexay Portugal ka hor intii aanu CR7 keenin labada dambe.Portugal oo inta badan maamulayay ciyaarta ayaa gool lagaga naxsaday, waxaase Hungry loo sheegay inuu offside ahaa.Xiddigii garoonkaCristiano…