Miyaa La Garaaxi Doonaa Ronaldo? CR7 Oo Ixtiraam-darro U Muujiyey

Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa ixtiraam darro u muujiyey shirkadda Coca-Cola ee sharaabka, xilli uu ka hadlayay shir jaraa’id oo ku saabsanaa kulanka Euro 2020 ee ay maanta wada ciyaari doonaan Hungry.Ronaldo oo lagu yaqaano inuu si aad ah u ilaaliyo caafimaadkiisa, ayaa hore u sheegay in uu dhibsado marka wiilkiisu uu cabbayo sharaabyada soodhaha leh, laakiin xalay ayuu ficil ahaan u muujiyey inuu neceb yahay sharaabkan isagoo iska hor qaaday laba dhalo oo Coca-Cola ah oo miiska saarnaa, kuwaas oo UEFA ay…

RIKOODH: Spain Oo Rikoodh Cusub U Dhigtay Dunida & Taariikhdii Ay Ka

Xulka qaranka Spain ayaa rikoodh cusub u dhigay dunida intii ay socotay ciayartii xalay ay barbarraha goolal la’aanta ah wada galeen Sweden, waxaanay La Roja sameeyeen kubbad hayntii ugu badnayd iyo baaskii ugu badnaa ee taariikhda tartamada caalamiga ah.Labadan waddadan oo ku wada jira Group C, ayay Sweden nasiib ku lahaayeen in ay hal dhibic ka heleen ciyaar si walba looga gacan sarreeyey oo ay ku urursanaayeen xayndaabkooda difaaca.Inkasta oo barbarro goolal la’aan ah ciyaartu kusoo dhamaatay, Spain niyad-jab ayay u ahayd…

an Australian company chosen to lead

In the Democratic Republic of Congo, the extension of the Grand Inga Dam in the Goma region could finally see the light of day. On Sunday the 14th, President Félix Tsishekedi took the floor to announce the name of the partner chosen for this project, estimated at 80 billion dollars (US). This is the Australian mining magnate Andrew Forrest, who after making his fortune mining iron ore wants to become a…

DAAWO: Goolkii Cajiibka Ahaa Ee Lionel Messi Dhaliyey Xalay &

Lionel Messi ayaa gool cajiib ah ku bilaabay tartanka qaramada Latin America ee Copa America, waxaanu laad xor ah oo heersare ah ka dhaliyey kulankii dalkiisu barbarraha 1-1 ah la galay Chile.Argentina ayaa barbarro ku aftaxday Copa America, waxaana gool uu qaybtii hore u dhaliyey Lionel Messi ka daba yimid Eduardo Vargas oo madax ku dhaliyey kubbad rikoodhe ahayd oo uu khasaariyey Arthuro Vidal.Daqiiqaddii 33aad ee ciyaarta ayaa Argentina loo dhigay qalad, waxaana kubadda soo qaatay Lionel Messi oo kubadda ku toogtay goolka…

Xaqiiqooyin Muhiim Oo Ku Saabsan Kulanka Ugu Adag Euro Ee France vs

Kulanka ugu adag tartanka qaramada Yurub ee illaa hadda ayaa waxa uu caawa dhex-marayaa labada waddan ee Faransiiska iyo Jarmalka, waana ciyaar aad loo sugayo oo la qiimaynayo awoodaha labada waddan.Tababaraha xulka qaranka Faransiiska ayaa xaqiijiyey, in labada weeraryahan ee Kairm Benzema iyo Antoine Giezmann oo dhaawacyo qabay, shakina la gelinayay kulankna ay taam u noqdeen in ay ciyaaraan caawa.Benzema iyo Greizmann ayay dhaawacyo kasoo gaadheen ciyaartii saaxiibtinimo ee Salaasadii ee Bulgaria, waxaana midka laga…

A refugee camp, a library

Install bookcases in the nine refugee camps in Cameroon: this is the goal of the Harambee Africa Association, which works to promote reading among the youngest. To start this project, the Gado camp was chosen, not far from the border with the Central African Republic. .

Xog: Qorshaha tegitaanka Saadaq ee Dhuusamareeb iyo cidda ka…

Dhuusomareeb (Axadle) – Ilo wareedyo xog ogaal ayaa sheegay in Xildhibaano ay qeyb ka yihiin Cabdiraxmaan Odowaa, Mahad Salaad, wasiirka amniga ee Galmudug Axmed Macalim Fiqi iyo siyaasiin kale oo mucaarad ah ay ka shaqeeyeen in magaalada Dhuusamareeb uu gaaro Janaraal Saadaq Joon.  Xogta ayaa tilmaameysa in ujeedada socdaalkiisa uu yahay sugida ammaanka doorashada baarlamaanka, waxaana ogolaaday Madaxweynaha Maamulka Galmudug, iyadoo ay soo…

Cumar Filish oo xil cusub ku soo kordhiyey G/Banaadir – Caas…

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xil cusub kusoo kordhiyay gobolka Banaadir, kaasi oo aan hore uga jirin, sida lagu shaaciyey wareegto kasoo baxday xafiiskiisa. Wareegto kasoo baxday xafiiska guddoomiye Filish ayaa wuxuu ku aas-aasay “Waaxda Abaarmiitooyinka Caasimadda Muqdisho”, oo uu u magacaabay Mudane…

Duulimaadyada u dhaxeeya Somalia iyo Kenya oo hal arrin ku x…

Muqdisho (Axadle) – Kadib markii ay dowladda Kenya ku dhawaaqday inay dib u furtay duulimaadyadii tooska ahaa ee labada dal, ayaa waxaa soo baxaya walaac hor leh oo la xiriira halis ay wajahayaan duulimaadyadaas oo ah in markale la hakiyo. Aqoonyahanada Soomaalida ah qaarkood ayaa u arka in haddii aan xal buuxa laga gaarin arrimaha diblomaasiyadda la xiriira ee labada waddan ay mar kale saameyn ku yeelan karto shacabka labada dal, oo xilli kasta…

Jeneraal Xuud oo war kasoo saaray arrin laga faafiyey – Caas…

Beledweyne (Axadle) – Hoggaamiyaha Golaha Kacdoonka Hiiraan, Jenaraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa ka hadlay kulan la sheegay inuu xalay dhex-maray isaga iyo Madaxweyne Ku-xigeenka HirShabelle. Jeneraal Xuud ayaa sheegay in uusan jirin kulan siyaasadeed oo dhex-maray asaga iyo Yuusuf Dabageed, balse ay ku kulmeen munaasabad ay iskugu timid beeshoodu. Waxa uu xusay in markii ay isku arkeen Dabageed…