Al-Shabaab oo war kasoo saartay qaraxii xerada ciidanka Jene…

Muqdisho (Axadle) – Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta lagu qaaday xerada ciidamada Jeneral Dhega-badan oo ku taal banaanka Caasimadda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Al-Shabaab ayaa sheegtay in qaraxaas uu fuliyey qof ka mid ah qeybta is-miidaaminta ee koxodaas, islamarkaana uu ujeedka ahaa in la beegsado dhallinyaro qoraneysay askarnimo. Kooxda ayaa sheegtay in ay qaraxa ku dishay 40 kamid ah…

Surprising Side Effects of Not Drinking Smoothies, Says Science

If you rarely find yourself with adequate time to prepare a cooked breakfast in the morning, smoothies are an easy way to add fruits, vegetables, and essential vitamins and minerals to your diet in a hurry. Healthy, quick to prepare, simple to stock (thank you, freezer!), and easy to take on the go, it's hard to imagine why not everyone is drinking a smoothie for breakfast. They're so popular that 60% of frozen fruit purchased in 2014 went into smoothies, according to an NPR report. But, alas, not everyone has an interest in…

Somalia: Al-Shabaab militants sanctioned by the United Nations Security Council

MOGADISHU, Somalia - In what aims to degrade Somalia-based Al-Shabaab, the United Nations Security Council slapped three Al-Shabaab operatives with sanctions, following the latest coordinated efforts to end militant domination in parts of Somalia. The chairman of the Security Council sanctions regime on Monday announced a measure intended to help the Somali federal government fight the militants, who control large swathes of rural areas in central and southern Somalia, but have steadily continued to lose ground. ground.…

Francis Kéré, social architect

The future National Assembly in Benin was represented by Burkinabè architect Francis Kéré. Based in Germany, he is known for his use of local materials. Impeccable white shirt, portable in hand, FrancisKér saves the site of the future National Assembly, an 8-hectare site in the center of Porto-Novo, the Benin capital, occupied…

Chelsea, Man United Mise PSG? Raphael Varane Oo Doortay Kooxda Uu Ku

Daafaca dhexe ee kooxda Real Madrid ee Raphael Varane ayaa la xusayaa inuu gaadhay go’aanka mustaqbalkiisa isla markaana uu doortay kooxda uu doonayo inuu ku biiro suuqa xagaaga.Varane oo 28 sano jir ah ayaa la fahamsan yahay inuu bar-tilmaameed u yahay tababaraha Man United ee Ole Gunnar Solskjaer si lamid ah dhigiida Chelsea ee Thomas Tuchel.Daafaca ree France ayaa ah mid kamida daafacyada dhexe ee ugu wanaagsan Yurub balse Real Madrid ayay isku fahmi waayeen heshiis kordhin iyadoo qandaraaskiisu dhacayo xilli ciyaareedka…

Dibad-baxayaal xirtay wado muhiim ah oo ku taalla Muqdisho -…

Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa maanta dibad-bax cabasho ah ka dhigay dhalinyarada ku shaqeysata mootooyinka Bajaajta ee ka howl-gasha Caasimadda, iyagoo isugu soo baxay fagaaraha taalada Daljirka Daahsoon. Bajaajleydan ayaa xirtay wadada Shabelle ee hormarta taallada Daljirka Daahsoon, una dhow xarunta madaxtooyada ee Caasimadda Muqdisho. Dhalinyarada kaxeysa mootooyinka Bajaajta ayaa ka cabanaya wado xumo, waxayna sheegeen inay waayeen meel ay maraan, isla-markaana jidadka qaar…

Chelsea Oo Saxeexa Grealish Ku Garaacday City & United, Sancho Oo War

Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo oo 36 jir ah ayaa mar kale iska diiday inuu meesha ka saaro, in uu ka tegayo Juventus ka hor inta aanu dhamaanin qandaraaskiisu sannadka dambe. Laacibkan ayaa  lala xidhiidhinayaa kooxdiisii hore ee Manchester United, balse Juve ayaa kaliya ku fasaxaysa in la iibsado. (Express)Raheem Sterling oo 36 jir ah ayaa wada-hadallo la yeelanaya Manchester City marka uu dhamaado tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020, waxaanay ka xaajoonayaan mustaqbalkiisa kooxda. (Telegraph)Garabka weerarka…

This Surprising Symptom May Reveal You're Sensitive to Milk

More than one-third of Americans are unable to properly absorb lactose, according to the National Institute of Diabetes and Digestive and Kidney Diseases (NIDDKD). The symptoms related to lactose intolerance that we most commonly think of are gastrointestinal-related, including bloating, cramping, and more severe digestion signals. However, a registered dietitian is speaking about another lesser-known symptom of lactose intolerance, which is prompting some entertainers and professional athletes to overhaul their diets. Read…

Odowaa oo war ka soo saaray is-miidaamintii ka dhacay Muqdis…

Muqdisho (Axadle) – Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, Generaal Odowaan Yuusuf Raage ayaa war kasoo saaray qarax is-miidaamin ahaa oo saaka ka dhacay xerada General Dhaga Badan oo ku taala degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Odowaa ayaa marka hore faah faahiyey khasaaraha ka dhashay qaraxaasi oo uu fuliyey ruuxu isku soo xiray walxaha, wuxuuna xaqiijiyey inay ku dhinteen illaa 10 ka mid ah dhalinyaro dooneysay inay ku biiraan ciidanka…

Halkee Ayaad Jeceshahay Inaad Dalxiis U Tagto Fasaxaaga? N’Golo Kante

Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Faransiiska ee N’Golo Kante ayaa bixiyey jawaab layaableh mar la weydiiyey halka uu jecel yahay inuu dalxiis u tago waqtiga uu fasaxa ka yahay ciyaaraha kubadda cagta.30 jirkan oo warbaahinta aad ugu badan dhowaanahan kaddib bandhiggii cajiibka ahaa ee uu ka sameeyey tartanka Champions League ee uu kooxdiisa ugu qaaday koobka iyo Faransiiska oo uu hadda kala-qayb gelayo tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020, ayaa si joogto ah looga soo tabinayaa qisooyin cajiib ah.Laacibkan oo hab-dhaqankiisa…