Borussia Dortmund Oo Qaladkii U Weynaa Ka Samaysay Suuqa Iibka
Kooxda kubadda cagta reer Germany ee Borussia Dortmund ayaa qaladkii u weynaa ka samaysayy suuqa iibka ciyaartoyda, kaddib markii ay ogolaatay in dheemanta da’da yar ee indhuhu hayaan uu si dhayal ah kaga baxo gacanteeda.Borussia Dortmund ayaa qaadday tallaabadii ugu xumayd ee inta la xasuusan yahay ay ka samayso suuqa, kaddib markii ay gashay heshiis ay malaayiin Euro ku lumisay.Weeraryahanka reer Sweden ee Alexander Isak ayaa aad loo hadal hayaa bandhiggii uu ka sameeyey tartanka qaramada Yurub gaar ahaan kulankii Jimcihii…