Wadani iyo Ucid oo ku guuleystay maamulka Burco iyo Laascaan…
Hargeysa (Axadle) – Xisbiyada mucaaradka ee Gobaladda Waqooyi ayaa guullo ka soo hoyey doorashada hoggaanka golaha deegaanka ee magaalooyinka Burco iyo Laacsaanood oo ka kala tirsan gobollada Togdheer iyo Sool oo dhaca waqooyiga dalkeena Soomaaliya.
Burco waxaa guddoomiyaha golaha deegaanka loo doortay, Cabdirisaaq Hero, halka ku xigeenkiisana loo doortay Mukhtaar Baaryare, sida uu shaaciyey maamulka doorashada.
Labada mas’uul ayaa ka wada tirsan…