Carlo Ancelotti Oo Doortay Xiddiga Ugu Horreeya Ee Uu Ka Dirayo Real
Tababaraha cusub ee kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa lagu soo warramayaa inuu go’aansaday inuu kooxda ka diro weeraryahanka ree Serbia ee Luka Jovic oo ay iib rasmi ah ku doonayso kooxda uu qaabka amaahda ah ugu maqnaa ee Eintracht Frankfurt.Luka ayaa dhibaato ku noqday Real Madrid, mid kamida dhibaatooyinkaas ayaa ah inuu caqabad ku yahay dib u qaabaynta la doonayo in lagu sameeyo kooxda xilli lagu jiro wakhti dhaqaale ahaan dunidu kakan tahay.Waxa ugu weyn ee ay doonayso Real ayaa ah inay iska iibiso Jovic oo ay…