Trafficking in human beings with diplomatic passports

Diplomatic passports stamped with Guinea's Bissauvendu's official stamp for French employers, economists or consultants from a Parisian building. This reveals a Liberation survey. He followed in the footsteps of several men who benefited from this market. It is by investigating former police officers or soldiers who have…

fired gets the head of the fight against corruption

The surprise dismissal of Imed Boukhris, president of the National Authority for the Fight against Corruption (INLUCC), has sparked criticism of Hicham Mechichi, the prime minister. A few hours after his removal, Imed Boukhris was received by President Kaïs Saïed. Who shows disagrees with his prime minister and believes he has not respected the procedures. In a video published on the official page of…

Al-Shabab oo boqolaal qoys ka barakicyey guryahooda

Xudur (Axadle) – Maamulka degmada Xudur, Maxamed Macalin oo ay wehliyaan hay’adaha samafalka ee ka howl-gala gudaha magaalada ayaa soo kormeeray boqolaal qoys oo dhawaan kasoo barakacay tuulooyin hoos-yimada degmada Xudur. Barakacayaasha oo isugu jira Waayeel iyo qoysas haween u badan oo caruurtooda ay la socdaan ayaa waxa uu maamulku sheegay inay kooxda Al-Shabaab kasoo barakaciyeen, kuwaasi oo xiligan wajahaya xaalad adag oo bini-aadantimo. Maamulka degmada iyo hay’addaha ayaa kormeerkaas kadib warbaahinta u sheegay…

FPI is reassuring about the “visible” return

"We are not in opposition to the government when Laurent Gbagbo returns," Koné Katinan, a spokeswoman for the ex-president, told the press on Wednesday in Abidjan. With new language elements, the person in charge of communication within the Welcome Committee gave some details about the preparations. He still does not want a discreet return, but a "visible return".…

Senegal relies on the export of its products

Post-covid revival in Senegal: the government focuses in particular on the agricultural sector, which employs about 60% of the working population. The aim is to strengthen food sovereignty, but also to promote the export of fruit and vegetables produced in Senegal. An ambition was confirmed at the first international agricultural fair in the north held near Saint-Louis (in the north of the country) at…

Daawo: Jawaari oo raali gelin u diray madaxweynaha Jabuuti -…

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyihii hore baaralamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo hadal ka jeediyey munaasabad maanta lagu sagootinayey safiirkii dalka Jabuuti u joogay Soomaaliya ayaa raali gelin u diray Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo shacabkiisa reer Jabuuti. Aadan Xasan Aadan oo sanadihii lasoo dhaafay madax ka ahaa safaaradda ay dowladda Jubuuti ku leedahay Soomaaliya ayaa maanta laga sagootiyey Muqdisho, maadaama uu dhamaaday mudo xileedkiisii safiirnimo. Prof. Jawaari oo qeyb ka ahaa…

Xiddigaha Xulka Brazil Oo Shaaciyey Go’aankii Laga Sugayey – Miyey

Ciyaaryahanadda xulka qaranka Brazil ayaa soo saaray go’aankii laga sugayay ee ku saabsanaa waxa ay ka  yeelayaan ka-qaybgalka tartanka Copa America haddii dalkooda laga beddeli waayo.Xiddigaha xulka qaranka Brazil ayaa hore u sheegay in aanay ciyaari doonin tartankan markii loosoo wareejiyey waddankooda, waxaana la filayaa in go’aanka kama dambaysta ah ee martigelinta Brazil ay gaadho maxkamadda sare ee dalkaas oo Jimcaha ama Sabtida shaacin doonta go’aankeeda.Kabtanka xulka Brazil iyo tababare Tite ayaa warkooda hore u…

Berlin rejects the claim for compensation

Since the announcement of an agreement on the recognition of the genocide in Namibia by Germany, criticism has increased in Namibia, focusing on the fact that the text does not prescribe compensation without development aid. The head of German diplomacy reacted on Wednesday in parliament. as reported from Berlin, Pascal…

Ii Keena! Quruxleyda Taageerta Manchester United Oo Loo Keeno

Katrina Maria oo ah gabadha quruxda badan ee ka dhex-muuqata taageereyaasha Manchester United ayaa usoo jeedisay kooxda in dib loosoo celiyo Cristiano Ronaldo oo uu Old Trafford yimaaddo, si ay halkaas mar kale uga taageerto.Cristiano Ronaldo oo ay da’diisu tahay 36 jir ayaa mugdi la gelinayaa mustaqbalkiisa Juventus, waxaana lala xidhiidhinayaa inuu ka tegayo kooxdaas xagaagan, iyadoo dhawr naadi oo kala duwan ay warbaahintu tilmaameen inuu midkood ku biirayo.Heshiiska Ronaldo kula jiro Juventus ayaa waxa ka hadhsan hal…