RASMI: Liverpool Oo Ku Dhawaaqday Heshiiska Xiddig Mustaqbal Weyn Leh
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa shaacisay heshiis ay ka saxeexday mid ka mid ah xiddigaheeda mustaqbalka weyn leh oo cirmigiisa u hibeeyey Anfield kaas oo qalinka ku duugay qandaraas ku haynaya Reds.Goolhayaha da’da yar ee aadka loo qiimeeyo ee Caoimhim Kelleher ayaa saxeexay heshiis cusub oo waqti dheer ah iyo ballan-qaad ah inuu ka mid ahaanayo kooxda koowaad oo uu door muhiim ah ku yeelanayo inkasta oo ay joogaan Alisson oo ah goolhayaha koowaad iyo Adrian oo ay booska labaad ku dagaallami doonaan.Caoimhim Kelleher oo…