Xuska 26-ka June ee caawa oo lasoo koobay
Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho caawa waxaa ka socda u diyaar garowgii u dambeeyey ee dabaal-degga maalinta koowaad ee todobaadka xorriyadda Soomaaliya, waxaana saqda dhexe ee caawa saacadu markey tahay 12:00am la saari doonaa calanka dalka.
Sida aan xogta ku heleyno, xuska caawa ee Caasimadda Muqdisho ayaa lagu soo koobay kaliya hal goob, waxaana loo diyaariyey in lagu munaasabadda 26-ka Juun, waana xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia, taas oo dad kooban lagu casuumay.
Warbaahinta madaxa-banaan ayaa galabta…