PSG Oo Dalab Ka Gudbisay Lionel Messi, Haddii Uu Ka Aqbalay &
Sida uu sheegayo wargeyska ree Spain ee AS, kooxda Paris Saint-Germain ayaa dalab ka gudbisay kabtankii kooxda Barcelona ee Lionel Messi kaas oo heshiiskiisii kooxdaasi dhacay 30-kii bishii June.Markii ugu horreysay kaddib mudo 17 sano ah, Messi ayaan ahayn xiddig Barcelona ah kaddib markii qandaraaskiisu dhacay saqdii dhexe ee 30-kii June isla markaana haatan laba maalmood oo buuxa koox la’aan ah.Marka laga yimaado in qandaraaskiisii qaaliga ahaa ee kooxdu soo dhammaaday, madaxweynaha Barcelona ee Joan Laporta ayaa kalsooni…