Sacuudiga oo billaabay olole ka dhan ah Itoobiyaanka – Caasi…

Riyadh (Axadle) – Booliska Sacuudiga ayaa waday 10-kii cisho ee u dambeeyay qab-qabashada muwaadiniinta Ethiopian-ka ah ee ku sugan dalkiisa, kuwaasi oo si kala sooc laheyn loogu guray xabsiyada, sida uu baahiyey wargeyska Middle East Eye. Howl-gal ay sameeyeen booliska Sacuudiga oo lagu bartilmaameedsanayay xaafadaha ay ku badan yihiin dadka muhaajiriinta ah ayaa waxaa lagu xiray kumanaan Ethiopian ah oo ku baahsan boqortooyada. Waxaa howl-galka…

Turkey oo masaafurinaya nin Japanese ah oo arrin yaab leh da…

Istanbul (Axadle) – Muwaadin u dhashay dalka Japan ayaa lagu wadaa in dowladda Turkiga ay masaafuriso kadib markii ay booliska magaalada Istanbul ku ganaaxeen dilka iyo cunista Biyadaha, sida uu baahiyey wargeyska Daily Sabah. Wargeyska ayaa sheegay in Ninka Japanese-ka uu ku dhawaad saddex sanno deganaa degmada Kucukcekmece ee magaalada Istanbul, isaga oo dhowr jeerna la arkayey isaga oo baaldi ku sita bisado dhowr ah. Qof kamid ah dadka…

Sergio Ramos Oo Saaxiibadiisa Ugu Dhow U Sheegay Kooxda Uu Ku Biirayo

Sergio Ramos ayaa ka tagaya Real Madrid ka dib 16 xilli ciyaareed uu joogay iyadoo 35 jirkaan uu u sheegay asxaabtiisa ugu dhow dhow qolka labiska kooxda uu ku biirayo.War xun ayay u tahay Manchester United, Manchester City iyo kooxaha kale ee Premier League ee lala xiriirinayay saxiixiisa iyadoo waayo aragaan daafaca dhexe uu go’aansaday inuu si xor ah ugu wareego Paris Saint-Germain.Xiddiga afarta jeer ku guuleystay Champions League ayaa si lama filaan ah looga reebay xulka Spain ee ciyaaraha Qaramada Yurub laakiin uma…

The UN Special Rapporteur paints a picture

The UN Human Rights Council opened its annual session on Monday, June 21, including examining the situation in Eritrea. The new UN special report, the Sudanese Mohamed Abdesalam Babiker, presented his first annual report on the country, condemning Asmara. It is every year in fairly diplomatic language that the conflict between Eritrea and the UN Human Rights Council takes place, and this time was no exception. Nevertheless, like his two predecessors, the special report painted a cruel picture for Eritreans: prisons…

inauguration of a data center near Dakar, a

In Senegal, a state data center was inaugurated in Diamniadio on Tuesday, June 22, near Dakar. The infrastructure, presented as a "tool for digital sovereignty", will make it possible to store data from the administration and the private sector. A "revolution" according to the authorities, in particular to facilitate the dematerialisation of administrative procedures. A project included in the emerging…

Tension in the West African grain market

The price of grain has risen in West Africa in recent weeks. Maize but also millet and sorghum are more expensive in the markets due to a lack of sufficient stock and for fear of a disappointing new harvest. Again, it is a game of dominoes that increases the price of a bowl of corn or a millet bowl in West Africa. Initially,…

Chad: unemployed academics

In Chad, unemployed academics demonstrate every week, mainly in Ndjamena, before being dispersed by the police. All claim that they have been integrated into the public service that some have been waiting for more than ten years. According to the unions, the Chadian government is the main employer with almost 85,000 jobs. If…

Lacag Intee La Eg Ayuu Xiriirka Kubada Soomaaliya Ka Helay Kulankii

Xulka Soomaaliya ayaa dhawaan waxay isreebreenka FIFA Arab Cup la ciyaareen xulka Oman iyagoo soo bandhigay ciyaar xiiso badneyd oo loo riyaaqay inkastoo ay guuldarro 2-1 ah soo gaartay.Inkastoo ay Soomaaliya ka hartay koobka FIFA Arab Cup hadana waxay xiriirka kubada cagta Soomaaliya ka heleen dhaqaale xoogan kulankii ay xulka ciyaareen dhawaan.Sida caadada ahba FIFA waxay lacag siisaa xulalka ka qeybgala tartamada caalamiga ah. Lacagta uu xul walba qaadanayo waxay ku xiran tahay booska uu xul walba ku haro ama uu ka gaaro…

Digital broadcasting, a new challenge for

How do I manage and distribute authors' rights for artists in Africa in an increasingly digital world? This is one of the debates that excited the participants in the sixth edition of Moca, the African creativity movement, which was held last week in Paris. Platforms and telephone operators are increasingly using the work of artists and artists need to take greater advantage of it. This is particularly…