Mareykanka iyo UK oo war kasoo saaray jadwalka cusub ee door…
Muqdisho (Axadle) – Safaaradaha dowladaha Mareykanka iyo UK ayaa war kasoo saaray shirkii shalay Muqdisho ugu soo dhammaaday madaxda Maamul Goboleedyada, Gobolka Banaadir iyo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble.
Safaaradda UK oo qoraal soo dhigtay barteeda Twitter-ka ayaa xustay inay soo dhaweneyso war muriyeedkii shalay kasoo baxay shirkii mudada labada maalin aheyd madaxda maamul goboleedyada iyo Ra’iisul Wasaare…