XASAASI: Pep Guardiola Oo Barcelona Loo Magacaabayo, Qorshaha Adag Ee
Madaxweynaha bilo kahor loo doortay jagada ugu sarreysa kooxda Barcelona ee Joan Laporta ayaa lagu soo warramayaa inuu isku dayay inuu Pep Guardiola kusoo celiyo kooxdaas xagaaga sanadka dambe ee 2022.Kaddib markii ay kooxdaasi qaab adag kusoo dhammaysatay xilli ciyaareedkii hore oo ay booska 3-aad kaga dhammaysteen La Liga isla markaana wareega 16-ka kaga hadheen Champions League ayuu Laporta sanad kale shaqada tababarenimo ku aaminay Ronald Koeman.Laakiin sida lagu sheegay barnaamijka Onze ee Esport3, Joan Laporta ayaa…