QOOR QOOR oo tagaya WISIL iyo howl-gal ballaaran oo socda – …
Gaalkacyo (Axadle) – Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminaayo oo shalay gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa lagu wadaa inuu booqasho ku tago deegaanka Wisil oo dhawaan uu ka dhacay weerar ay dad badan ku laayeen kooxda Al-Shabaab.
Madaxweyne Qoor-Qoor ayaa inta uu ku sugnaa Gaalkacyo bilaabay kulamo looga hadlayo xaaladda Amaan ee gobolka Mudug oo maalmihii lasoo dhaafay aad u…