Raul Oo La Garbiyey & Midka Horreeya Allegri Iyo Conte Ee Real Madrid

Kaddib markii uu soo baxay warka sheegaya in Zinedine Zidane uu go’aan ku gaadhay in uu iska casilo shaqada tababarenimo ee Real Madrid oo xalay xaqiiqadii u dambaysay la helay, kooxda reer Spain ayaa kala dooranaysa labada tababare ee Talyaaniga ah ee Massimiliano Allegri iyo Antonio Conte.Zinedine Zidane ayaa go’aan kama dambays ah ku gaadhay in uu iska casilo Real Madrid oo xilli ciyaareedkii 2019-20 uu u qaaday horyaalka LaLiga, isagoo koobkaasna ay uga sii horreeyeen saddexdii Champions League ee xidhiidhka ahaa uu…

Qaladaadkii Waaweynaa Ee Ay Samaysay Manchester United Finalkii Europa

Halyeygii Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa sharraxaad ka bixiyey qaladaadkii ay samaysay Red Devils kulankii finalka Europa League ee xalay ay Villarreal koobka kaga qaadday rikoodheyaasha magaalada Gdansk ee waddanka Poland.Ciyaartan oo socotay 120 daqiiqadood ayaa kusoo dhamaatay 1-1, waxaana la dhigay rikoodheyaal ay dhamaan 22kii ciyaartoy ee garoonka ku jiray ay wada tuurteen, iyadoo ugu dambayntiii laga qabtay David de Gea, sidaasna ay natiijada rikoodheyaashu ugu soo dhamaatay 11-10.United ayaa gool lagala…

Yaa soo xirayo shirka doorashooyinka ee Caasimadda Muqdisho? …

Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho waxaa ka socota qaban qaabadii ugu dambeysay ee munaasabadda lagu soo xirayo shirka arrimaha doorashooyinka ee maalmihii lasoo dhaafay ka socday Teendhada Afisyoone oo ku dhex-taallo xerada Xalane. Munaasabaddan oo sidoo kale lagu saxiixayo heshiiska doorashooyinka ayaa waxaa ka qeyb-galaya madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday, ra’iisul wasaaraha xilka sii-haya, guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir,…

“The widespread human rights abuses taking place in Tigray, including

Biden demands the immediate withdrawal of Eritrean troops from Tigray WASHINGTON, USA | Joe Biden has called for the immediate withdrawal of Eritrean troops from the Tigray region of Ethiopia just days after Washington issued visa restrictions to top officials in Addis Ababa and Asmara, in what could be a game changer among allegations of gross human rights abuses. For over six months, the…

“Shut Up” – Edinson Cavani Oo Garoonka Dhexdiisa Ku Bahdilay Tababare

Ole Gunnar Solskjaer iyo Edinson Cavani ayaa isku dhacay, ereyo kulul na isweydaarsaday intii ay socotay ciyaartii Manchester United guul-darradu kasoo gaadhey ee Villarreal ay rikoodheyaasha kaga qaadday Koobka Europa League.Tababare Solskjaer ayaa iska lumisay fursad uu United kula guuleysan lahaa koobkii ugu horreeyey, waxaana qaybtii horeba dhaawacay Gerard Moreno oo lugta geliyey kubbad laad xor ahayd oo uu soo tuuray Daniel Parejo daqiiqaddii 29aad.Victor Lindelof ayaa kubaddaas ku fashilmay in uu ka difaaco kooxdiisa,…

Xog: Yaa magacaabaya guddiga xalka kama dambeysta ah ka gaar…

Muqdisho (Axadle) – Shirka doorashada ee ka socda Caasimadda Muqdisho ayaa waxaa heshiis looga gaaray qoddobadii ugu adkaa ee horyaalay madaxda shirsan, gaar ahaan xiisada Gedo oo markii hore si gaar ah uga dhaxeysay madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo iyo madaxweynaha Jubbaland. Shirweynaha ayaa isku raacay in arrinta Gobolka Gedo lagu dhameeyo “in la qaato soo jeedintii guddigii farsamada ee ku shiray magaalada Baydhabo”, kaasi oo…

VIDEO: Bruno Fernandes Oo Oohin La Fadhiistay Garoonka Dhexdiisa

Xiddiga reer Portugal ee Bruno Fernandes ayaa ilmada xajisan kari waayey markii ay soo dhamaatay ciyaarii finalka Europa League ee ay guul-darradu kasoo gaadhay Manchester United, taas oo ay Villarreal kaga qaadday rikoodheyaal.Manchester United ayaa ahayd kooxda loo saadaalinayo in ay ku guuleysanayso Europa League, waxaana haddii ay  hanan lahayd ay soo afjari lahayd afar sannadood oo ay ku jirtay abaar koobab la’aan ah, laakiin kooxda tababare Unai Emery ee Villarreal ayaa rikoodheyaal 11-10 ah kaga qaadday.Halka Man…

what can Assimi Goïta, the boss of

The leaders of the military junta, which took power for the first time in August 2020, have just renewed themselves. Their leader, Assimi Goïta, told foreign mediators who came to see him on Wednesday, May 26, that he himself took matters into his own hands at the moment after the departure of Bah N'Daws and Moctar Ouane. What is its room for maneuver vis-à-vis the Malian political class and the…

Xog: Heshiiska doorashada ma gudoomiye Cabdi Xaashi ayaa dii…

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyaha Aqalksa Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa laga yaabaa inuu Maanta diido ka qeybgalka munaasadda la filayo in lagu saxiixo heshiiska laga gaaray doorashooyinka Soomaaliya  kadib cadaadis ay saareyn siyaasiyiin kasoo jeedo Waqooyiga. Cabdi Xaashi oo dadaal ay sameeyeen Ra’iisul wasaare Rooble iyo madaxda Maamul Goboleedyada kadib lagu qanciyey inuu aqbalo in guddiga doorashooyinka ee Waqooyiga laga siiyo 5 Xubin…

Arrinta yaabka laheyd ee uu isku sifeeyay Muuse Biixi Cabdi …

Hargeysa (Axadle) – Guddoomiyaha xisbiga Ucid, Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay jawaab uu madaxweynaha Somaliland ka bixiyey eedeyn uu sheegay in uu dhawaan u jeediyay, islamarkaana dhalisay hadal hayn badan. Guddoomiye Faysal ayaa ugu horeyntii iska fogeeyay hadalka uu jawaabta ka bixiyey Muuse Biixi, kaasi oo uu ku sheegay inuu ugu yeeray “hogaamiye badow ah”. Muuse Biixi oo ka jawaabaya eedeyn uu sheegay inay uga timid Faysal Cali Waraabe…