Kung-Fu Mise Kubadda Cagta? DAAWO Muuqaalka Gabriel Jesus Oo Xalay
Weeraryahanka xulka qaranka Brazil iyo kooxda Manchester City ee Gabriel Jesus ayaa xalay sameeyay mid kamida qaladaadka ugu dilaasan ee kubadda cagta suurogalka ka ah kulankii dhex maray dalkiisa iyo Chile ee siddeed dhammaadka Copa America qaybta ka ahaa.Xulka Samba ayaa guul 1-0 ah ka gaadhay dhigiisa Chile ciyaar adag oo ay qaybtii dambe oo dhan ku ciyaarayeen 10 ciyaaryahan oo kaliya kaddib casaanka uu qaatay Jesus.Xiddiga AC Milan ee Lucas Paqueta oo Roberto Firmino lagu bedelay wakhtigii nasashada ayaa daqiiqad kaddib…