Maxay ahaayeen saddexda diyaaradood ee Villa Somalia ay ka d…
Garbahaarey (Axadle) – Ugu yaraan Saddex diyaaradood oo ay kireysay Villa Somalia ayaa saacadihii la soo dhaafay gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, halkaas oo ay ka socdaan dhaq-dhaaqyo siyaasadeed oo ku aadan 16-ka kursi ee aqalka hoose ee yaalla degmadaas.
Sida ay dadka deegaanka u sheegeyn Axadle, diyaaradaha laga dajiyey Garbahaarey ayaa siday odayaal dhaqameed maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa mid ka mid ah hoteella…