Waa Kuma Xiddiga Lagu Naanayso “Ferrari” Ee Ay Real Madrid Ka Doonayso

Sida ay sheegayaan xogihii ugu dambeeyay, kooxda Real Madrid ayaa daafaca dhexe ee Leicester City ee Wesley Fofana doonaysa inay ka dhigato bedelka Raphael Varane oo u muuqda mid kooxdeeda kasii jeeda.Varane ayaa ah mid bar-tilmaameed weyn u ah Manchester United waxaana la filayaa inuu iskaga tago kooxda caasimada Spain kaddib tobban sano oo uu waxkasta kula soo guuleystay isaga oo doonaya horyaal iyo loolan cusub.Wargeyska Fichajes ayaa sheegaya in Los Blancos oo uu hoggaanka u hayo markan tababare Carlo Ancelotti ay si…

Man Utd transfer news: Rashford deletes Sancho tweet

Manchester United star Marcus Rashford has denied that he confirmed to a fan on Twitter that the club's long-standing quest for Borussia Dortmund winger Jadon Sancho is finally complete, suggesting that his account was hacked when the key message was published.United will get closer and closer to securing a deal for Sancho after first becoming interested in the player in 2019 and failing to reach an agreement with Dortmund during the talks last summer.Reports this week have revealed that the talks are approaching a positive…

TPLF rejects ceasefire in Tigray, vows to crush Eritrean and Amhara

TPLF rejects ceasefire in Tigray, promises to "completely" crush Eritrean and Amhara troops NAIROBI, Kenya - The war in the Tigray region and its surroundings seems far from over, following the rejection of a ceasefire by the Tigray Defense Forces , formerly known as the Popular Front for the Liberation of Tigray , which has controlled the region for decades. Ethiopian National Defense Forces…

the insurgent offensive in Tigray ignores

The Tigray region is being reorganized after an offensive led by the Tigrayan rebels. They recovered the provincial capital Mekele on Monday 28 June. And the other cities in the region during the day on Tuesday and took advantage of the withdrawal of the Ethiopian and Eritrean armies. The federal government has announced a unilateral ceasefire, which has so far been ignored by Tigrayan forces.…

Jack Grealish Oo Daboolka Ka Qaaday Wixii Uu Southgate U Sheegay

Jack Grealish ayaa daboolka ka qaaday wixii uu tababare Gareth Southgate ku yidhi markii uu soo gelayay garoonka ka hor intii aanay goolasha dhalinin xulka qaranka England kulankii xalay ay ku garaaceen Germany.Southgate ayaa sameeyey beddel guul u horseeday daqiiqaddii 69aad, waxaanu soo geliyey Jack Grealish  isagoo saaray Bukayo Saka oo isaguba si adag u shaqaynayay, laakiin markii uu soo galay kubbad-sameeyahan ayay England heshay laba gool oo uu midkood isagu caawiye ka ahaa.Kabtanka Aston Villa ayaanay waqti badan ku…

Ciidamada Puntland State oo howl-gal ku dilay xubno ka tirsanaa Da…

Garoowe (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal ay ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee PSF-ta Puntland ka sameeyeen qeybo ka mid ah gobolka Bari oo ay ku xoogan yihiin kooxaha Al-Shabaab iyo sidoo kale Daacish. Qoraal kasoo baxay taliska PSF-ta ayaa looga hadlay howl-galkaasi, waxaana taliska uu shaaciyey in lagu dilay xubno ka tirsanaa dagaalyahanada…

Marcus Rashford Oo Si Lama Filaan Ah U Shaaciyey In Heshiiskii Jadon

Xiddiga xulka qaranka England ee Marcus Rashford ayaa si lama filaan ah u xaqiijiyey in Manchester United la saxeexatay Jadon Sancho oo hore loo ogaa  inuu qarka u saaran yahay in Red Devils uu u wareego.Rashford ayaa farxaddii guushii Salaasadii ay ugu gudbeen wareegga siddeedda Euro waxa uu ogolaaday inuu taageereyaasha uga jawaabo su’aalo ay ka weydiinayeen barta bulshada ee Twitter-ka, waxaana mid ka mid ah su’aaluhu ay ku saabsanayd heshiiska Manchester United iyo Jadon Sancho.Manchester United iyo Borussia Dortmund…

Booliska Soomaaliya oo soo bandhigay kooxo hubeysan

Muqdisho (Axadle) – Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howl-gallo ay ciidamada ammaanka saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyeen gudaha Caasimadda Muqdisho, kuwaas oo lagu sugayey amniga guud ee Axadle. Howl-galladan oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa lagu soo qabtay kooxo burcad ah oo dhac ka geysanayey qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir, sida uu shaaciyey Gaashaanle Cabdiftaax Aadan Xasan oo ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliyeed. Cabdiftaax ayaa shaaca ka qaaday…

WAALIDAN AKHRISO: Hooyooyinka Dhalay Rabiot, Pogba Iyo Kylian Kylian

Sheeko layaableh ayaa laga hadal hayaa waddanka Faransiiska, waana qiso dhacday markii ay soo dhamaatay ciyaartii xulka qaranka France kaga hadhay tartanka Euro habeenkii Isniinta, waxaana rikoodheyaal ku reebay Switzerland.Faransiiska ayaa ciyaartan ku hoggaaminayay 3-1 markii ay maraysay daqiiqaddii 80aad, hase yeeshee laba gool oo degdeg ah ayaa laga dhaliyey, waxaanu waqtigii caadiga ahaa ee ciyaartu kusoo dhamaaday 3-3. Rikoodheyaal ayaa la isla gaadhay, waxaana gool-ku-laadkii ugu dambeeyey Faransiiska khasaariyey…

Xog: Maamulka dhaqaalaha doorashada oo la isku hayo – Caasim…

Muqdisho (Axadle) – Waxaa shalay lasoo geba-gebeeyey shirka u dhaxeeyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, madaxda maamul gobaleedyada iyo guddoomiyaha gobalka Banaadir, ee looga hadlayey arrimaha doorashada Soomaaliya. Shirkaan ayaa lla isku fahmi Dhaqaalaha ku baxaya doorashada Soomaaliya iyo iyo sida loo maamulayo, waxaana shirka uu dhammaaday ayada oo aan qodobkaas heshiis laga gaarin. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ku dooday…