Wayne Rooney Oo Magacabaay Xiddig Ingiriis Ah Oo Ay Tahay Inaan La
Wayne Rooney ayaa ka baqaya halista xulka qaranka Germany marka ay iska hor yimaaddaan England, waxaanu dareensan yahay in jab xooggan soo gaadhi karo dalkiisa oo ay ka hadhi doonaan tartanka Euro haddii aanu Gareth Southgate la imanin shax iyo xeelad dagaal.Xulka qaranka England ayaa wareegga 16ka ugu soo gudbay laba guulood iyo barbarro iyagoo soo dhaliyey laba gool oo kaliya, halka Jarmalku ay kulankii ugu dambeeyey barbarro lasoo galeen Hungary oo gool uu waqti dambe u dhaliyey Leon Goretzka oo ay ku barbarreeyeen ay…