Gobaladda Waqooyi oo ka laabatay xayiraad ay saartay shirkad u hoga…
Hargeysa (Axadle) – Xukuumadda Gobaladda Waqooyi ayaa maanta dib u fasaxday Shirkadda Diyaaradaha ee Fly Dubia oo kal hore ay xayiraad kusoo rogtay, midaasi oo joojisay duulimaadyadii ay sameyn jirtay.
Maareeyaha Hay’adda Duulista iyo Madaarada Gobaladda Waqooyi, Cumar Sayid oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Fly Dubai ay dib usoo buuxisay shuruudihii looga baahna ee sababay in la joojiyo duulimaadyadeeda.
Gobaladda Waqooyi ayaa hore u soo…