Xiddiga Weyn Ee Uu Kylian Mbappe Ka Maseyrsan Yahay Oo La Shaaciyay &
Waxaa la sheegay in Kylian Mbappe inuu si weyn uga maseyrsan yahay Antoine Griezmann oo awood muuqata ku dhex leh xulka qaranka Faransiiska.Waxaa soo baxayay maalmihii ugu danbeeyay warar ku saabsan qoysaska ciyaartoyda Faransiiska oo dagaalamay iyo ciyaartoyda xulka oo garoonka dhexdiisa isku qabqabsaday ka dib markii ay ka hareen tartanka Euro 2020.Xulka heysta Koobka Adduunka ayaa rigoore looga badiyay kulankii Switzerland ee ka dhacay magaalada Bucharest maalintii Isniinta.Waxaa tan iyo markaas soo baxday in hooyada…