Iska Illow Kane, Mount, Verratti & Insigne: Cesc Fabregas Oo
Halyeygii xulka Spain ee Cesc Fabregas ayaa magacaabay xiddiga uu rumaysan yahay inuu shidan doono kulanka Finalka Euro 2020, kaas oo uu tilmaamay inuu noqon weeraryahan dhibaateeya difaaca Talyaaniga.Xulka qaranka England oo yimid final markii u horreysay muddo 55 sannadood ah ayaa waajahaya Talyaaniga oo ay ku wada ciyaarayaan garoonka Wembley ee magaalada London.Labadan waddan ayaa kulamadii semi-finalka soo garaacay Denmark iyo Spain, waxaanay ku kala calaf qaadayaan ciyaarta ugu dambaysa.Cesc Fabregas oo ka hadlay…