Is-Muujiya Kaddib….- Qorshaha Gaarka Ah Ee Ay Barcelona Ka Leedahay
Iyadoo ay soo dhawaadeen kulamadii saaxiibtinimo ee ugu horreeyay ee Barcelona, madaxda kooxdaas ayaa ka warqabta sida ay muhiim u yihiin qaab ciyaareed xoogan oo ay ciyaaryahanadeedu soo bandhigaan.Kulamada saaxiibtinimo ee ay la ciyaari doonaan Gimnastic oo ay Arbacada la kulmayaan iyo Girona oo ay Sabtida ballansan yihiin ayaa door muhiim ah ka ciyaari kara inay ka caawiyaan muhiimadooda koowaad ee suuqan ee ah inay dhimaan mushaharka ay bixiyaan.Taas ayaa ah sababta ay Barcelona u doonayso inay kulamadaas door muhiim ah…