Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Ganacsatada Kenya oo ku qaylinaya in la furo xadka gobolka
Ganacsatada kalluunka qalalan ee gobolka Lamu ee dalka Kenya, ayaa codsaday in dib loo furo xadka Lamu iyo Soomaaliya si ay awood ugu helaan in ganacsigoodu u gudbo Soomaaliya.
Magaalooyinka Kismaayo iyo Muqdisho ayay kaluunka u soo doonan jireen. Gudaha Kenya ayay dib ugu celin jireen si ay lacag uga sameeyaan. Balse, waxaa haatan baayacmushartaas hakiyey in uu xiranyahay xuduudka u dhexeeyo lawada wadan ee geeska Afrika dhaca.
Bishii June ee sanadkii lasoo dhaafay 2019-kii…
Caalamku muxuu ka yiri weerarkii Vienna? – AxadleTM
Qoraal uu barta Twitter-ka soo dhigay, hoggaamiyaha Austria Sebastian Kurz ayaa wuxuu ku yiri “waxaan ku wajaheynaa saacado adag gudaha jamhuuriyaddeenna”.
“Booliiskeennu si adag ayay wax uga qaban doonaan dembiilayaasha weerarkan argagixiso. Marnaba ma oggolaan doonno in nala argagixiyo” ayuu yiri.
Austria in muddo ah kama dhicin weerarrada saameeyay dalalka kale ee Yurub. Hoggaamiyeyaasha Yurub ayaa cambaareeyay weerarkaas, iyadoo Hogaamiyaha Faransiiska Emmanuel Macron uu…
Ilaalada Xeebaha Liibiya oo badbaadiyay 180-Tahriibe. –
War kasoo baxay Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ee (UNHCR) ayaa lagu sheegay in lasoo gaarsiiyay warbixin la xiriirta howlgal lagu badbaadiyay 180-ruux oo ka tahriibayay Xeebaha Liibiya balse gacanta lagu dhigay.
Hay’adda ayaa sheegtay in dadkaan dib loogu celiyay Xeebaha dalkaas oo ay ay ka safreen, waxaana ku guuleystay soo badbaadintooda ilaaladaha Biyaha dalkaas oo fiiro gaar ah u leh dadka ka tahriibaya dalkaan dhaca Waqooyiga Afrika.
“Ilaa 180-Tahriibe…
Koofur Galbeed oo Baraawe u diyaarisay ciidan suga ammaanka
DG Koofur Galbeed ayaa ciidamo Daraawiish & Booliis isugu jiro u diyaarisay Magaalo Xeebeedka Baroowe oo ah xarunta Dastuurka ugu qoran maamulkaas, inkasta oo uusan waligii ku shaqeyn.
Hogaamiyaha DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo dhaqangelinaya kulan bishii Oktoobar 2020 la qaatay Odoyaasha dhaqanka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa diyaariyay qorshaha askartaas lagu qaadayo.
Dalabka ciidankaan ayaa ka dhashay kadib markii waxgaradka fadhiga la…
Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabay biyo ka saarista
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waddooyinka Magaalada Muqdisho ka bilaabay howlgal biyaha xareedda roobka looga saarayo, kadib markii uu kulan degdeg ah oo lagu canaantay uu la qaatay Raysul Wasaaraha XFS.
Mas’uuliyiinta Gobolka Banaadir ayaa xalay ku guureeyay qaar kamid ah jidadka Magaalada Muqdisho oo biyaha fadhiistay si looga saaro, maadaama ay geeyeen Booyado si waaxda nadaafadda ay uga howlgasho.
Ku simaha Duqa Muqdisho ahna Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda…
Baarlamaanka 2-aad ee Hir-Shabeelle oo maanta dhageysanaya
Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa shalay aqoonsi siiyay 6-Musharax oo u kala tartamaya qabashada Guddoomiyaha & ku xigeennada Baarlamaanka maamulkaas.
Musharixiinta ayaa min labo ugu tartameysa Guddoomiyaha, ku xigeenka 1-aad & 2-aad, saacadihii lasoo dhaafay Jowhar ayay ka wadeen kulamo siyaasadeedyo & kala xod-xodashada Xildhibaannada si ay usoo kala jiitaan Baarlamaanka ay ku haminayaan in ay guddoomiyaan.
5-kamid ah waa rag, halka hal…
Waare:Waxaan iska casilay xilkii Hogaamiyaha Dowladda HirShabelle
Warqad xalay xili dambe uu soosaaray Maxamed Cabdi Waare Madaxweynihii labaad ee taariikhda DG Hir-Shabeelle soo maray waxa uu ku caddeeyay in uu iska casilay xilka Madaxweyna.
Muddo xileedka Waare oo dhamaaday 17-kii Oktoobar 2020 ayaa kahor yimid howsha xulista Baarlamaanka labaad ee Hir-Shabeelle oo uu guda-galay guddi uu magacaabay balse markii uu jadwaleelay doorashada & xulista Xildhibaannada kahor yimid.
Waare ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka caga-jiidayay dalabaad loo gudbiyay oo ahaa in uu ogolaado go’aanka…
ECOWAS, AU and Cen-Sad call for opposition and power for dialogue
ECOWAS and the African Union Observation Mission delivered their conclusions to Hotel Ivoire. Both acknowledge the holding of the election, which is even qualified as "globally satisfactory" by the AU, but they also point to a context of strong political differences and the events that punctured the vote. Again, the two African intergovernmental institutions are calling on political actors for dialogue.…
Wadahadallo Kafool ka fool ah oo socda dhinacyada isku haya
Kulanka guddiga wadajirka ah ee militariga ayaa daba socda heshiis 23-kii Oktoobar la gaaray markii labada dhinac ee dagaalamaya ay kala saxiixdeen heshiis xabad joojin "joogto ah" oo loogu talagalay in loogu gogol xaaro xal siyaasadeed oo loo helo khilaafka sii baahaya ee dalka.
Xuquuda Sawirka Reuters.
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in saraakiil militari oo ka socda dhinacyada dagaallamaya ee Liibiya ay gaareen magaalo xeebeedka Ghadames halkaas oo ay ku leeyihiin…
Sudanese workers employed as security guards in the UAE cheated to fight in Haftar’s ranks
About 270 Sudanese workers, lured by the pledge of employment in the United Arab Emirates (United Arab Emirates), were taken to war-torn Libya to fight with Putist general Khalifa Haftar instead, Human Rights Watch (HRW) said on Sunday.
While expected to work as security guards in the air-conditioned skyscrapers or cavernous malls in Abu Dhabi, the Sudanese men were employed by Black Shield Security Services, an Emirati security services company, and a short time later their passports and telephones…