Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

6,870 Articles

Africa’s COVID-19 vaccination rate has tripled

African countries were able to triple COVID-19 vaccinations in the past week, but the prospect of inoculating up to 10% of the continent's population by the end of September is still elusive, Africa's head of the World Health Organization (WHO) said on Thursday. At the same time, the continent saw 248,000 new confirmed cases in the past week, with at least 24 countries seeing an increase in infections driven by the delta variant. "This is a tragedy that can be prevented if African countries can get…

Xuseen Macallin: Amniga Muqdisho waxaa lagu gaaraa

Muqdisho (Axadle) – Xuseen Macalin Maxamuud oo hadda ah madaxa Hay’adda Cilmi baarista ee Hiraal ayaa walaac badan ka muujiyey in amniga Soomaaliya uu kasii dari karo, haddii ay baxaan ciidamada Midowga Afrika ee ku howl-gala magaca AMISOM. Xuseen Macalin ayaa ku doodaya in ciidamada Soomaaliyeed aysan wax badan ka tarin dagaalka Al-Shabaab, islamarkaana ilaa hadda ay ku sugan yihiin keliya inta ay qabteen ciidamada AMISOM. “Magaaladaan (Muqdisho)…

Saameynta biyo-xireenka Webiga NILE ee Ethiopia oo

Addis Ababa (Axadle) – Biyo-xireenka weyn ee Ethiopia ay ka sameysay Nile-ka Bulugga ah ayaan sanadkan wax saameyn ah ku yeelan qulqulka biyaha ee Sudan, waxaa sidaas sheegay sarkaal ka tirsan dowladda Sudan. Ethiopia ayaa sanado badan ku bixisay wada-hadallo xasaasi ah oo biyo-xireenka oo ay ku kacday $5 bilyan kala gashay Masar iyo Sudan, oo labaduba uu webiga maro, kana cabsi qaba inay yaaradaan biyaha soo gaara. Hase yeeshee wada-hadallada…

Akoonada wasaarad ka mid ah Puntland oo la xayiray

Garoowe (Axadle) – Waxaa sare usii kacay kiisaska musuq-maasuqa ee maamulka Puntland, kadib markii uu Hanti-dhowrka guud ee maamulkaas uu amray in la xiro akoonada Wasaaradda Waxbarashada Puntland. Qoraal kasoo baxay Hanti-dhowrka guud ee Puntland oo si gaar ah ugu socday Mas’uuliyiinta Bangiga dhexe iyo Bank-yada gaarka loo leeyahay, ayaa lagu wargeliyay in gebi ahaanba la joojiyo lacag ka saarista akoonadaa, ilaa amar dambe. “Waxaa si xushmad…

Xogta ninkii Soomaaliga ee shalay weerarka ka

Darussalam (Axadle) – Xog cusub ayaa laga helayaa nin la sheegay inuu yahay Soomaali oo shalay weerar dhimasho leh ka fuliyey agagaarka safaaradda Faransiiska uu ku leeyahay magaalada Darussalam ee dalka Tanzania. Weerarkaas ayaa waxaa ku dhintay saddex sarkaal oo boolis ah iyo askari ilaalo gaar ahaa, kahor inta aanay ciidamada ammaanka toogasho ku dilin ninka weerarka soo qaaday. Ilo-wareedyo amni ayaa maanta bixiyey xog ku saabsan ninka…

Wararkii ugu dambeeyey qaraxyada Kabul iyo tirada

Kabul (Axadle) – Ugu yaraan afar askari oo ka tirsan ciidamada Marines-ka Mareykanka ayaa ku dhintay labada qarax ee lala beegsaday garoonka diyaaradaha magaalada Kabul ee dalka Afghanistan, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha militariga. Wararka ayaa sheegaya in saddex askari oo kale oo Mareykan ah lagu dhaawacay weerarka oo isgu jiray laba qarax iyo weerar toos ah oo uu fuliyey qof hubeysan. Afhayeenka Pentagon-ka Mareykanka John Kirby ayaa bayaan…

Askar Mareykan ah iyo 60 qof oo kale oo ku la’day

Kabul (Axadle) – Ugu yaraan 10 askari oo ka tirsan ciidamada Marines-ka Mareykanka ayaa ku dhintay labada qarax ee lala beegsaday garoonka diyaaradaha magaalada Kabul ee dalka Afghanistan, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha militariga. Wararka ayaa sheegaya in tiro kale oo Mareykan ah lagu dhaawacay weerarka oo isgu jiray laba qarax iyo weerar toos ah oo uu fuliyey qof hubeysan. Afhayeenka Pentagon-ka Mareykanka John Kirby ayaa bayaan uu soo saaray…

Askar Mareykan ah oo lagu laayey qaraxyada Kabul

Kabul (Axadle) – Ugu yaraan 12 askari oo ka tirsan ciidamada Marines-ka Mareykanka ayaa ku dhintay labada qarax ee lala beegsaday garoonka diyaaradaha magaalada Kabul ee dalka Afghanistan, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha militariga. Wararka ayaa sheegaya in tiro kale oo Mareykan ah lagu dhaawacay weerarka oo isgu jiray laba qarax iyo weerar toos ah oo uu fuliyey qof hubeysan. Mid ka mid ah qaraxyada ayaa waxaa fuliyey qof is-miidaamiyey oo soo…

DEG DEG: Al-Shabaab oo dib u qabsaday Camaara iyo

Camaara (Axadle) – Dagaal-yahanada kooxda Al-Shabaab ayaa maanta dib u qabsaday deegaano dhowr ah oo ka mid ah gobolka Mudug, oo ay ka mid yihiin Bacaadweyne iyo Camaara. Xog ay heshay Axadle ayaa sheegeysa in Al-Shabaab ay qabsashadan u suurta-gashay kadib markii deegaanadaas ay ka baxeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta Galmudug. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in halkaas ay hadda ku sugan yihiin maleeshiyo badan oo aad u…

DEG DEG: Qarax labaad oo ka dhacay garoonka Kabul

Kabul (Axadle) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa laba qarax oo waa weyn oo ka dhacay banaanka garoonka diyaaradaha Kabul ee dalka Afghanistan, halkaasi oo ay weli ku sugan yihiin ciidamada Mareykanka iyo NATO. Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka John Kirby ayaa sheegay in mid ka mid ah qaraxa uu ka dhacay albaabka Abbey Gate. Qaraxa labaad ayaa isna ka dhacay meel 200m u jirta isla albaabkaas. Ugu yaraan 13 qof ayaa ku geerriyootay, 30 kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxyada oo uu fuliyey qof…