Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

“Ganacsadihii lacag siiya Al-Shabaab waa in la toogto” – Ama…

Boosaaso (Axadle) – Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland, Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa markii u horeysay soo jeediyay arrin xasaasi ah oo la xiriirta lacagaha ay hesho Al-Shabaab iyo howlaha sugida Amniga ee ka socda deegaanadaas. Cabdiladiif oo hadda booqasho ku jooga magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa waxa uu soo jeediyay inaysan marnaba Ganacsatadu siin argagixisada lacago baad ah oo ay isku bad-baadinayaan, halka lacagahooda lagu…

Tunisian parliament strongly rejects ‘coup’

Tunisia's parliamentary speaker Rached Ghannouchi said on Monday that the assembly was in session and reiterated its rejection of President Kais Saied's decision to suspend parliament. On Sunday, Tunisian President Kais Saied ousted Prime Minister Hichem Mechichi's government, froze parliament and adopted the executive with the help of a new prime minister. "The Tunisian parliament is in session and we are following (its) legitimacy and rejecting the coup," Ghannouchi, the leader of the moderate Islamist Ennahdha…

Ethiopia oo leexisay duulimaadyadii Addis Ababa

Addis Ababa (Axadle) – Shirkada Diyaaradaha ee Ethiopian Airlines ayaa goordhoweyd soo saartay qoraal ay ku shaacineyso in duulimaadyadii Addis Ababa ee garoonka Bole International Airport la leexiyay, sababo la xiriiro isbedel xun oo dhanka cimilada ah. Qoraal kooban oo ka soo baxay maamulka Shirkada ayaa lagu sheegay in duulimaadyadii aadayey garoonka Bole loo leexiyey garoomada ku dhow-dhow, oo aan si faah-faahsan loo cadeyn. “Maadaama nabadgelyadu tahay ahmiyadeena koowaad, duulimaadyada aadayey Addis Ababa ayaa…

Maxay tahay fadeexadda Pegasus ee hareysay madaxda Sacuudiga…

Riyadh (Axadle) – Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta ayaa beeniyey eedeymo ku saabsan in madaxdooda ay software-ka ay sameyso Israel ee Pegasus u adeegsadaan inay ku jaajuusaan suxufiyiinta iyo dadka u dhaq-dhaqaaqa xuquuqda aadanaha. War-saxaafadeed Khamiistii kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Imaaraadka Carabta ayaa lagu yiri “Tuhunnada sheegaya in Imaaraadka Carabta uu ka mid yahay dalal dhowr ah oo lagu eedeeyey inay koor-joogteyn…

Tunisian police storm Al-Jazera’s office in Tunis

Al-Jazeera television said on Monday that Tunisian police had stormed its office in the capital Tunis and expelled all staff, after President Kais Saied fired his government late on Sunday in a move that his enemies called a coup. Security forces ordered its closure, according to a statement from the Qatar-based network on its Facebook page. The reason for the move was not immediately clear. FOLLOW-UP DETAIL ... .

Wararkii ugu dambeeyey qarax ka dhacay duleedka Beledweyne +…

Beledweyne (Axadle) – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay qarax nooca miinada ah gobolkaasi lagula eegtay ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga Soomaaliyeed, xilli ay howl-gal ka wadeen halkaasi. Qaraxa ayaa waxaa lala bartilmaameedsaday ciidamadaas, xilli ay howl-gal qorsheysan ka wadeen inta u dhexeysa magaalada Beledweyne iyo degmada Maxaas ee gobolkaasi. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan uu…

emotions and anger after a young person’s death

A film student at the University of Kinshasa was killed and another was injured over the weekend by a police officer from a nearby police station. The police recognize a mistake, but assure in a statement that it is by mistake that a warning shot reached the victims. The Academic Secretary-General of the University of Kinshasa urged the students to remain calm and demanded that justice be done.…

The world condemns President Saied for dismissal

Messages condemning President Kais Saied's Sunday decision to suspend the Tunisian parliament and dismiss the country's prime minister, Hichem Mechichi, poured in from all corners of the world, with prominent organizations and political leaders condemning the move. The International Union of Muslim Scientists (IUMS) rejected every "coup" in Tunisia and warned the Tunisian people to be careful of putschist traps. "We are against every coup, even if it is carried out by an Islamic group. Our legitimate…

Maxay ka wada-hadleen guddiga doorashada heer federaal & kan…

Muqdisho (Axadle) – Guddiga doorashooyinka heer federaalka iyo midka Jubbaland u qaabilsan arrimaha doorashada ayaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta, kaas oo looga wada-hadlay qabsoomida doorashooyinka. Kulankan ayaa waxaa goobjoog ahaa guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban, Maxamed Xasan Maxamed (Cirro), kaas oo shalay Jabbaland gaaray, una tegay arrimaha doorashooyinka gaar ahaan soo xulista…

Madaxweyne Tunisia Kais Saied oo kala diray baarlamaanka dalkiisa

Tunisia (Axadle) – Madaxweynaha dalka Tunisia Kais Saied ayaa qaaday tallaabo lama filaan ah, wuxuuna kala diray baarlamaanka dalkiisa, isaga oo shaqadiina ka cerriyey ra’iisul wasaarihiisa Hichem Mechichi, sidoo kalena casilay golaha xukuumadda. Kais Saied ayaa shaaca ka qaaday inuu la wareegayo talada dalka, isla-markaana uu soo magacaabayo ra’iisul wasaare cusub oo gacan ka siiya xaaladda adag ee Tunisia. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inuu damacsan yahay inuu dejiyo qorshe ballaaran oo wax looga qabanayo xaaladda…