Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Tunisian troops surround the parliament, block speakers

Tunisian troops surrounded the country's parliament and blocked its speakers from entering after the president suspended the legislature and fired the prime minister following nationwide protests over the country's economic problems and the virus crisis. Protesters celebrated President Kais Saied's decision late Sunday night, but his critics accused him of using a force that threatens Tunisia's young democracy. Chief among them was Parliament spokesman and head of the Ennahdha movement, Rached…

Qoor Qoor oo kulamo ka bilaabay Cadaado + Ujeedka – Caasimad…

Cadaado (Axadle) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo gaaray magaalada Cadaado ayaa lagu soo warrmayaa inuu kulamo xasaasi ah ka bilaabay gudaha magaaladaas oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Qoor Qoor ayaa socdaalkiisa kusoo maray deegaanka Baxdo, isaga oo kulamo lasoo qaatay waxgaradka deegaanka oo uu kala hadlay inay qaataan doorkooda ku aadan howl-gallada iyo dagaallada ka dhanka ah kooxda…

Mareykanka oo DF u sameeyey ballan-qaad la xiriira doorashoo…

Muqdisho (Axadle) – Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed, General Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) oo booqasho ku tegay safaaradda Mareykanka ee ku taalla Muqdisho ayaa kulan la qaatay madaxa siyaasadda iyo nabad-gelyada ee safaaradda, Wendy Stancer, iyaga oo ka wada-hadlay arrimo muhiim ah oo ay ugu horeyso doorashada. Kulankan ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa howl-wadeeno kale oo ka tirsan safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya & saraakiil la…

The Tunisian president is accused of “coup” after

The Tunisian president fired the government and froze parliament on Sunday, prompting crowds to fill larger cities in support of a move that dramatically escalated a political crisis but called his opponents a coup. President Kais Saied said he would take over the executive branch with the help of a new prime minister, in the biggest challenge so far for the democratic system that Tunisia introduced in a 2011 revolution. Lots of people quickly flooded the capital and other cities, cheering and honking…

David Taylor – “Waxaa lagu jir dilayaa Muqdisho, ayadoo DF a…

London (Axadle) – Muwaadin British ah ayaa sheegay in lagu jir dilay Soomaaliya, oo ay su’aalo ku weydiiyaan saraakiil ka tirsan sirdoonka Mareykanka, waxaa sidaas weriyey wargeyska The Guardian. Ninkan oo 45 jir ah kana soo jeeda magaalada London ayaa sheegaya in gacanta mas’uuliyiinta Soomaaliya uu ku asiibay ficillo ay ka mid yihiin inay madax uga ganbiyeen dhar, u adeegsadeen aaladaha qofka dareenka tira, madaxana u geliyeen biyo, si looga…

Daawo: Xaad oo soo saaray baaq xasaasi ah oo ka dhan ah Farm…

Muqdisho (Axadle) – Afhayeenka odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa si adag uga hadlay kiiska Ikraan Tahliil – gabadhii la waayey ee loo heysto NISA, saraakiil uu sheegay in la khaarajiyey, kuwo loogu awood sheegtay shaatiga dowladda iyo tallaabadii uu Ra’iisul wasaare Rooble xilka uga xayuubiyey Taliye ku xigeenkii hore ee Nabad sugidda Qaranka Cabdullahi Kullane. “Waxaan maanta ka…

QM oo war ka soo saartay tallaabadii uu qaaday Rooble – Caas…

Muqdisho (Axadle) – War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyey tallaabadii uu shalay qaaday Ra’iisul Wasaare Rooble ee uu ku magacaabay guddiga ilaalinta qoondada haweenka ee 30%, inta lagu guda jiro howlaha doorashooyinka dalka. Qoraalka Qaramada Midoobey ayaa lagu balan qaaday inay sii taageeri doonaan haweenka Soomaaliyeed, si qoondadooda ay u helaan matalaadooda. “Bahda Qaramada Midoobay ee…

48,000 euros per alternate to buy a car,

The 529 members of the Ugandan parliament received 200 million Ugandan shillings each this week, or about 48,000 euros per person, for a total envelope of 25 million euros. This amount is intended for the purchase of cars for elected officials. The message is going badly because the country is being hit hard by the coronavirus crisis.…

Maxaa lagu go’aamiyey shirkii caawa qadka Zoom-ka ay ku yees…

Muqdisho (Axadle)-Xafiiska Ra’iisul wasaare Rooble ayaa war ka soo saaray shir aaladda fogaan aragga ee Zoom-ka ay caawa ku yeesheen xubnaha Golaha Wadatashiga Qaranka ee Rooble iyo madaxda dowlad goboleedyada, waxayna ka wadahadleen dardar gelinta arrimaha doorashooyinka dalka. Sida lagu sheegay qoraal uu baahiyey xafiiska ra’iisul wasaare Rooble dhinacyadu waxay isla garteen in deg deg loo bilaabo doorashada Senatorrada Aqalka Sare ee…

DR Congo’s volcano Nyiragongo sparkles health fears

After erupting two months ago, DR Congo's volcano Nyiragongo has released large amounts of ash, raising concerns about the health of local people, experts said on Sunday. The volcano furthest east of the great central African country first erupted on May 22, claiming 32 lives and destroying hundreds of homes. "The ash is the result of the collapse of part of Nyirangongo's central crater," volcanologist Muhindo Syavulisembo said in a statement. However, Syavulisembo, who heads the Goma Volcano…