Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

DF oo guddi khubaro ah u magacowday kiiska Ikraan Tahliil – …

Muqdisho (Axadle) – Ikraan Tahliil Faarax oo muddo ka badan bil lagu la’yahay gacanta Hay’adda NISA, sida ay sheegeen qoyskeeda ayaa maanta waxay dowladda u magacowday Guddi khubaro ah oo baara kiiska maqnaashaheeda. Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Jeneraal Cabdullaahi Buulle Kamay ayaa saddex Sarkaal oo ka kala tirsan Xafiiska Xeer Ilaalinta, Booliska iyo Nabad-sugida…

Guddi ka kooban saddex dhinac oo loo magacaabay kiiska Ikraa…

Muqdisho (Axadle) – Ikraan Tahliil Faarax oo muddo ka badan bil lagu la’yahay gacanta Hay’adda NISA, sida ay sheegeen qoyskeeda ayaa maanta waxay dowladda u magacowday Guddi khubaro ah oo baara kiiska maqnaashaheeda. Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Jeneraal Cabdullaahi Buulle Kamay ayaa saddex Sarkaal oo ka kala tirsan Xafiiska Xeer Ilaalinta, Booliska iyo Nabad-sugida…

Madoobe oo shaaciyey musharaxiinta Kuraasta Aqalka Sare

Kismaayo (Axadle) – Qoraal kasoo baxay madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe oo ku socda Guddoomiyeyaasha guddiga heer federaal iyo dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa lagu shaaciyey liiska musharaxiinta qeyb kamid ah kuraasta Aqalka Sare ee Jubaland laga soo dooranayo. Nuqul kamid ah waraaqdaas oo ay heshay Axadle, ayaa waxa uu madaxweyne Axmed Madoobe ku gudbiyey Liiska Musharaxiinta 4 Kursi, kuwaasi oo tiradoodu dhan tahay 9 xubnood, iyo sida ay u tartami doonaan, waxayna kala yihiin: 1- Cabdullahi Sheekh Ismaaciil…

Eritrean refugees flee Tigray as food, water

Food and water are flowing into two camps in Ethiopia's conflict-torn Tigray region, which houses about 24,000 Eritrean refugees, the UN refugee agency said on Tuesday. Fighting between armed groups has escalated in and around the camps, Mai Aini and Adi Harush, and two refugees have been killed this month, it said, adding that they do not know who the groups are. "The last distribution of food to the two refugee camps took place in June, when the ration was only enough for 30 days," said Babar Baloch,…

Turkish charity kit to provide clean water for West African country

The Turkish Diyanet Foundation (TDV) will soon supply clean water to thousands in the West African country of Guinea thanks to the water wells it has built. The Foundation, linked to Turkey's Presidency of Religious Affairs (Diyanet), has already built several water wells in dozens of countries, particularly in Africa. Its latest project will address the problem of access to clean water for Guinea, one of the poorest countries in the world and home to more than 13 million people. The wells, which will serve the…

400 oo shacab Soomaali ah oo lagu xasuuqay Ethiopia iyo daga…

Muqdisho (Axadle) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyo Soomaalida iyo Canfarta oo maanta dib uga qarxay dalka Itoobiya, kadib markii maamulka Cafarta ay xasuuqeen dad gaaraya 400 oo qof oo Soomaali ah. Dagaalka oo ah mid xoogan ayaa haatan wuxuu ka socdaa duleedka magaalada Garba Ciise oo ku taalla wadada dheer ee isku xirta wadamada Itoobiya iyo Jabuuti. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu u dhexeeyo xoolo dhaqato Soomaali ah…

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka Soomaalida iyo Canfarta ee I…

Muqdisho (Axadle) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyo Soomaalida iyo Canfarta oo maanta dib uga qarxay dalka Itoobiya, kaas oo geystay khasaare kala duwan oo soo kala gaaray labada dhinac. Dagaalka oo ah mid xoogan ayaa haatan wuxuu ka socdaa duleedka magaalada Garba Ciise oo ku taalla wadada dheer ee isku xirta wadamada Itoobiya iyo Jabuuti. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu u dhexeeyo xoolo dhaqato Soomaali ah iyo sidoo…

Galmudug oo war kasoo saartay weerarkii gobolka Mudug – Caas…

Dhuusamareeb (Axadle) – Wasiirka wasaaradda amniga maamulka Galmudug, Axmed Macalin Fiqi ayaa si kulul uga hadlay weerar ay geysteen maleeshiyaad hubeysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya. Ugu horreyn Fiqi ayaa tacsi u diray ehellada dadkii shacabka ahaa ee lagu dilay weerarkaasi oo ahaa mid qorsheysan, kana dhacay galbeedka gobolkaasi. “Waxaan ka tacsiyadaynayaa Isla markaana cambaaraynayaa dilka ka…

Maxay ka wada-hadlayaan Rooble iyo dhiggiisa UK? – Caasimada…

London (Axadle) – Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macalimuu ayAa faah faahin ka bixiyey safarka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ee London wuxuuna sheegay inuu ka qeyb-galayo shir looga hadlayo tayada waxbarashada Caruurta. Macalimuu ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in Rooble uu la kulmi doono dhiggiisa UK Boris Johnson iyo wasiirkiisa arrimaha dibadda dalkaasi, Mr Dominic Raab. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay ka wada-hadli doonaan…

a dispute over a fish ends with

It's a news story worth hosting a Western movie that took place in the town of Tchibanga, 600 km south of Libreville. Police attacked the prison there to free their leader, who was imprisoned for attacking a gendarme. A dozen prisoners would have used the incident to escape. When they were on their way to Libreville, these policemen were stopped and then taken back to Tchibanga where everyone is in…