Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Ennahdha denies the speakers of the Tunisian parliament

Tunisia's Ennahdha party has denied reports that its leader and parliamentary speaker Rached Ghannouchi has been placed under house arrest. Ennahdha "denies any false news circulating about the travel ban on Parliament Speaker and Party Leader Ghannouchi and places him under house arrest," the movement said in a statement. It confirmed that Ghannouchi "is currently holding a series of meetings." On Sunday, Tunisian President Kais Saied fired Prime Minister Hichem Mechichi's government, froze…

DF oo shaacisay horumarada laga gaaray doorashooyinka – Caas…

Muqdisho (Axadle) – Xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey horumarada illaa iyo hadda laga gaaray arrimaha doorashooyinka, tan iyo markii uu maamulkeeda la wareegay ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Warqad kasoo baxay xafiiska Rooble ayaa lagu soo koobay dhammaan waxyaabihii qabsoomay, illaa markii la billaabay wada-hadallada doorashooyinka, gaaraan ahaan wixii ka dambeeyey, markii la saxiixay…

Sawirro: Muxuu Axmed Madoobe kala hadlay guddiyada doorashoo…

Kismaayo (Axadle) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay guddiga hirgelinta doorashada dadban ee heer federaal & midka maamulkaasi, isagoo kala hadlay doorashada. Kulanka ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ahaa guddoomiye Maxamed Xasan Maxamed (Cirro), waxaana intii uu socday shirkan diirada lagu saaray shaqooyinka labada guddi. Ugu horreyn madaxweyne Axmed Madoobe ayaa…

final blow for Abdelhafid Benchabla, boxer

Abdelhafid Benchabla was beaten in the round of 16 of the boxing tournament at the Olympic Games on July 27 by the Russian Muslim Gadzhimagomedov. For the 34-year-old Algerian, who also participated in the Olympics in 2008, 2012 and 2016, it is the end of the adventure in Tokyo 2021. From our special correspondent in…

Xog: Farmaajo iyo mid ka mid ah saraakiishii ugu dhowaa oo k…

Muqdisho (Axadle) – Ilo-wareedyo kala duwan ayaa Axadle u xaqiijiyay in Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxii xasilinta amniga gobalka Bakaal Kooke uu khilaaf soo kala dhaxgalay, ayna xumaatay kalsoonidii ka dhaxeysay. Saraakiil xog-ogaal ah ayaa Axadle u sheegay in khilaafka uu soo jiray bilooyinka la soo dhaafay waxaana Bakaal Kooke laga soo wareejiyay gobalka Gedo, iyadoo howlgal loogu diray gobalka Shabeelalda Dhexe. Bakaal Kooke…

Xog: Kooxda ololaha Farmaajo oo sharxeysa wasiir Maxamed Cab…

Gaalkacyo (Axadle)-Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, oo maalmahaan ku sugnaa waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa u sharaxan kursi kamid ah golaha shacabka oo deegaan doorashadiisu tahay gobolka Mudug. Wasiir Maxamed Cabdirisaaq ayaa la sheegay in musharaxnimadiisa uu taageero xoog leh uga helayo kooxda ololaha doorashada u qaabilsan Madaxweyne Farmaajo. Wasiirka arrimaha dibadda Maxamed Cabdirisaaq…

Ra’iisul Wasaare oo u baxay SAFAR dalka dibaddiisa ah

Muqdisho (Axadle) – Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa u ambabaxay magaalada London ee dalka Britain, Rooble ayaa halkaas uga qeyb galaya shirka caalami ah. Shirka uu Ra’iisul Wasaare uga qeyb gelayo London waxaa looga hadlayaa sidii sare loogu qaadi lahaa ‘tayada waxbarashada carruurta’ sida lagu sheegay qoraal goordhaw ka soo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha. “Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdi uu…

La-taliyaha Farmaajo CABDI CALI RAAGE oo ka degay Kismaayo -…

Muqdisho (Axadle) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubaland ayaa sheegaya in maanta uu garoonka diyaaradaha Kismaayo ka degay Cabdi Cali Raage oo ah shaqsi si weyn ugu dhow madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Safarka Cabdi Cali Raage ayaa imaanaya kadib markii uu Ra’iisal wasaare Rooble soo saaray amar dhigaya in qofna laga celin karin garoomada dalka, taasi oo maalmo ka…

Xog: Cayaar siyaasadeedka cusub ee dib u dhigeysa doorashada…

Muqdisho (Axadle) – Doorashada Soomaaliya ayaa mar kale dib u dhacday kadib markii uu fuli waayey jadwalkii cusbaa ee doorashada ee dhigayey in doorashada xildhibaanada Aqalka Sare ay billaabato 25-ka July, oo ku beegneyd Axaddii. Marka laga reebo khilaafka ka taagan guddiga doorashada ee xildhibaanada waqooyi, ma jirto caqabad siyaasadeed kale, oo maamul goboleedyada ka hor-istaagtay inay qabtaan doorashada. Iska daa in doorasho ay qabtaan’e,…

tensions in Kinshasa after a student was killed

The students have been trying to demonstrate since Monday morning after the murder on Friday of one of their comrades by a police officer. Two of the police officers involved were arrested, the third, the shooter, is on the run. But that was not enough to calm the students' anger. There are clashes around the University of Kinshasa.…