Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

‘Inexplicable’: S. Africa slams Israel’s African

On Wednesday, South Africa strongly opposed last week's unilateral "decision by the African Union (AU) Commission to grant Israel official observer status at the continental organization. In a strongly worded statement, the Continental Power Station, which last year held the annual rotating AU presidency, said it was "appalled by the AU commission's unfair and unjustified decision to grant Israel observer status in the African Union." The AU handed over Israel to observer status on Thursday, a move…

TPLF: Ma jirto cid na hor istaagi karto xitaa roobka, waxaan…

Addis Ababa (Axadle) – Afahayeenka fallaagada TPLFee la dagaallanta waqooyiga Itoobiya ayaa sheegay in ciidamadooda ay kusii siqayaan jiha kasta isla markaana aysan jirin cid hor istaagi karta xitaa roobka. “Ciidamadeena waxay kusii siqayaan jiha kasta, ma jirto cid na hor joogsan karto xitaa roobka” ayuu yiri Getachew Reda farriin uu soo dhigay Twitter-ka. Waxaana Itoobiya ka socdaa abaabul ka dhan ah TPLF xilli uu dagaalka ka socda waqooyiga…

Fahad Yaasiin oo aqbalay xilka qaadistii KULANE, nin kalena …

Muqdisho (Axadle) – Taliyaha hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa magacaabay madaxa shaqaalaha ee hay’adda NISA, kadib markii uu madaxii hore xil ka qaadis ku sameeyey ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Fahad Yaasiin ayaa madaxda cusub ee shaqaalaha NISA u magacaabay Cabaas Yacquub oo bedalaya Cabdullaahi Kulane oo dhowaan xilkaasi uu ka qaaday ra’iisul wasaaraha. Sidoo kale Cabaas ah ayaa ah sarkaal…

Tirada dhimashada ee dagaalka Soomaalida iyo Canfarta oo kor…

 Garba Ciise (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaalka u dhexeeya Soomaalida iyo Canfarta oo markale kasoo cusboonaaday magaalada  Garba Ciise iyo sidoo kale deegaanada ku xeeran, waxaana xaaladdu ay tahay mid kacsan. Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkii ugu dambeeyey oo shalay dhacay ku dhintay ugu yaraan 40 qof, sida ay warbaahinta u sheegeen ilo wareedyo lagu kalsoon-yahay. Xiisada dagaalka ayaa weli ka taagan aagga…

Xildhibaan Mustafe oo shaaciyey in loo adeegsaday sirdoonka …

Hargeysa (Axadle) – Xildhibaan Mustafe Axmed Cabdillaahi oo ka mid ah xildhibaanada Gobaladda Waqooyi ee ka soo baxay gobolka Sool, kana tirsan xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa eedeyn culus u jeediyey xukuumadda maamulkaasi ee Muuse Biixi Cabdi. Mustafe ayaa shaaca ka qaaday in isaga oo ku sugan magaalada Addis Ababa ay xukuumadda Gobaladda Waqooyi ay adeegsatay sirdoonka Itoobiya, si loo xiro. Xildhibaanka ayaa sheegay in shan nin oo ka tirsan…

Libyan al-Kaniyat militia leader shot dead:

A Libyan militia leader accused of major human rights abuses and sanctioned by the United States was shot dead on Tuesday in eastern Benghazi province, officials said. Libyan officials said security forces looted Mohamed al-Kani's house in Benghazi to carry out an arrest warrant on charges of killing civilians. Libyan officials and the United States claim that al-Kani was responsible for the deaths of people found in mass graves last year in the western city of Tarhuna. Tarhuna, a strategic city about…

Dad rayid ah oo ka soo jeeda Gobaladda Waqooyi oo lagu afduubtay go…

Laascaanood (Axadle) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ee waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya in xalay maleeshiyaad hubeysan ay dad shacab ah ka afdtuubteen deegaanka Carrooley, sida ay innoo sheegeen ilo dadka deegaanka ah. Dadka la afduubtay oo aan tiradooda la shaacin ayaa waxaa la sheegay inay kasoo jeedaan Gobaladda Waqooyi, gaar ahaan magaalooyinka Burco iyo Berbera ee…

Maamulkii ugu horreeyey oo bilaabay diiwaangelinta musharrax…

Kismaayo (Axadle) – Jubbaland ayaa noqotay maamulkii ugu horreeyey ee bilaaba qabashada doorashada Aqalka Sare, kadib markii shalay madaxweynaha Jubbaland uu soo saaray musharraxiinta u tartameysa afar ka mid ah sideeda kursi ee maamulkaasi. Jubbaland ayaa sidoo kale maanta oo ay ku beegan tahay 28-ka July billowday diiwaan-gelinta xubnaha musharraxiinta, waxaana haatan ku howlan guddiga doorashada ee heer dowlad goboleed ee maamulkaas oo garab ka…

Guddigii uu magacaabay Rooble oo ka horyimid liiska musharra…

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyaha guddiga uu dhowaan ra’iisul wasaaraha Soomaaliya u magacaabay u ololeynta  iyo xaqiijinta qoondada haweenka ee 30%, ahna guddoomiyaha ururkra haweenka qaranka Soomaaliya, Marwo Batuulo Sheekh Axmed Gaballe ayaa ka hadashay liiska xubnaha musharraxiinta Golaha Aqalka Sare ee Jubbaland. Batuulo ayaa ka hortimid sideeda xubnood ee uu shalay soo saaray Axmed Madoobe, waxayna sheegtay inay saluug ka muujinayaan in hal…