Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Rooble oo magacaabay xilal cusub, kuwa kalena ka qaaday – Ca…

Muqdisho (Axadle) – Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa agaasimayaal loogu magacaabay Wasaaradaha Gaanshaandhigga iyo Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya. Rooble ayaa agaasimaha guud ee Wasaaradda gaashandhigga Xukuumada Soomaaliya u magacaabay Xasan Maxamed Saciid Samatar, waxaana xilkaas laga qaaday Maxamuud Axmed Cali Fanax oo si ku meel gaar ah u hayey kadib markii wasiirka…

DF oo shaacisay liiska magacyada xubnaha cabashada laga keen…

Muqdisho (Axadle) – Guddiga uu Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble u saaray xaqiijinta xubnaha cabashada laga qabo ee Guddiyada Doorashooyinka ayaa soo bandhigay magacyada xubnaha ay cabashada ka muujiyeen Midowga Musharaxiinta. Afhayeenka guddiga Ra’iisul Wasaaruhu u magacaabay hubinta xubnaha cabashada laga qabo, ahna Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa sheegay inay soo gaartay magacyada illaa 67 xubnood oo uu…

in Goma, internally displaced people while the volcano

Ten days after the eruption of Nyiragongo, volcanic activity seems to have calmed down a bit in Goma, but the evacuation order is still being maintained by the authorities. According to the UN Humanitarian Coordination, there are more than 500,000 displaced persons. But in recent days, we have seen a movement of these displaced people returning to Goma.…

Sawirro: Deni oo maanta isu-diiwaan geliyay doorasho qof iyo…

Garoowe (Axadle) – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka iska diiwaan-geliyay xaafadda Kaambo ee degmada Qardho, si uu u codeeyo doorashada goleyaasha deegaanka ee soo socota ee maamulkaas. Deni oo hore u ballan-qaaday hirgelinta nidaamka dimuqraadiyadda ee doorashada qof iyo cod ayaa maanta qeyb ka noqday dadka is diiwan-geliyey si ay uga qeyb qaatan doorashada…

Wararkii ugu dambeeyay ee tirinta codadka doorashada Somalil…

Hargeysa (Axadle) – Doorashada goleyaasha wakiiladda iyo deegaanka ee Somaliland ayaa shalay si habsami leh usoo gaba-gabowday, waxaana xalay fiidkii hore bilaabatay tirinta codadka oo ilaa hadda socota, sida ay ogaatay Axadle. Guddiga doorashada Somaliland ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay soo gaba-gabeeyaan tirinta codadka doorashada ee goboladda qaar, waxayna si hordhac ah u shaacin doonaan natiijada doorashada oo si weyn loo wada…

Daawo: Gabar lagu la’aa Muqdisho oo meydkeeda laga dhex hela…

Muqdisho (Axadle) – Gabar yar oo muddo laba maalin ah la raadinayey ayaa ugu dambeyntii Maanta meydkeeda laga helay digsi weyn oo yaalla qol kamid ah gurigii ay ku nooleyd oo ku yaalla degmada Dharkeynley ee Caasimadda Muqdisho, gaar ahaan waaxda Kaawo Godey. Gabadha meydkeeda la helay oo labadii maalmood ee ugu dambeysay nolol iyo geeri laga baafinayey baraha Bulshada ayaa waxaa lagu magacaabaa Nafisa Cumar Cabdullaahi, waxaana meydkeeda laga…

Dagaal khasaare culus lagu gaarsiiyey Al-Shabaab oo ka dhaca…

Beledweyne (Axadle) – Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ee batamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta dagaal u dhexeeyey ciidamada milatariga Soomaaliya iyo Al-Shabaab uu ka dhacay inta u dhexeysa magaalooyinka Buulo-Burte iyo Jalalaqsi. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ciidamada dowladda Soomaaliya ay weerar ku qaadeen fariisimo ay Al-Shabaab ay ku leeyihiin deegaanka Ceelbacad ee gobolka Hiiraan, waxaana ka dhacay dagaalka foolka fool ah oo…

Wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka Uganda oo lagu weeraray …

Kampala (Axadle) – Wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka Uganda, horeyna u ahaa talyihii ciidanka difaaca ee dalkaasi, Gen. Katumba Wamala ayaa saaka lagu weeraray bartamaha magaalada Kampala, gaar ahaan xaafadda Kisota, isagoo kasoo baxay gurigiisa. Gaariga wasiirka ayaa waxaa lagu soo warramayaa in rasaas xoogan oo khasaare dhalisay lagu furay, waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac. Sida ay xaqiijiyeen laamaha ammaanka ee Kampala waxaa weerarkan…

Ciidamada ammaanka oo nin hubeysnaa ku toogtay Muqdisho – Ca…

Muqdisho (Axadle) – Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ee ku sugan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa saacadihii lasoo dhaafay toogasho waxa ay ku dileen nin hubeysnaa oo la sheegay inuu dhac ka geystay qeybo ka mid ah degmadaasi. Wararka ayaa sheegaya in ninka hubeysan uu xirnaa tuutaha ciidamada milatariga Soomaaliya, isla-markaana uu dhac u geystay dhalinyaro ku sugneyd xaafadda Siisii oo ka tirsan Dayniile, waxaana dhalinyarada oo laga…

Galmudug oo kala dirtay guddigii farsamada ee golayaasha dee…

Dhuusamareeb (Axadle) – Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa ugu dambeyn kala dirtay guddigii dhismaha golayaasha deegaanka ee maamulkaasi, kadib markii uu khilaaf xoogan ka dhashay dhismaha golaha deegaanka ee degmada Balanballe oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Qoraal kasoo baxay xafiiska siihaya xilka wasiirka arrimaha gudaha maamulka Galmudug, ahna wasiir ku xigeenka isla wasaaradaasi, Mudane Axmed…