Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Abiy: Geeri ayaan ka xigaa in aan xukunka wareejiyo – …

Addis Ababa (Axadle) – Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed oo kulan gaar ah lalahaa hoggaanka sare ee xisbigiisa Prosperity Party ayaa laga duubay cod halis ah, kaas oo uu kaga hadlay mustaqbalkiisa hoggaamineed ee wadanaakasi Itoobiya. Abiy ayaa codka laga duubay ku sheegay in doorashada soo socota ee dhaceysa 21-ka bishan in isaga iyo xisbigiisa ay ku guuleysan doonaan, haddii kale uu dhiig daadan doono. Sidoo kale wuxuu shaaca ka…

Midowga musharraxiinta oo kulan ku yeeshay Muqdisho + Ujeedk…

Muqdisho (Axadle) – Xubnaha Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay Caasimadda Muqdisho, kaas oo ay uga hadleen xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan marxaladda kala guurka iyo doorashooyinka 2021-ka. Kulankan oo ay inta badan goobjoog ahaayeen musharaxiinta u taagan madaxweynaha ayaa waxaa guddoomiyey Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ah guddoomiyaha golahaasi. Inta uu socday kulankan ayaa waxaa lagu soo qaaday…

“Kenya oo quus ayey taagan tahay” – Jawaabta Somalia ee hanj…

Muqdisho (Axadle) – Sarkaal sare oo Soomaali ah ayaa jawaab ka bixiyey hanjabaadda ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ku sheegtay inay qaadeyso talllaabo cusub oo ay gebi ahaanba ku joojineyso duulimaadyada Soomaaliya, kuwaas oo hadda u furan hay’adaha QM iyo kuwa gargaarka bani’aadanimo kadib markii laga xiray shacabka.  Kenya ayaa qoraal ay u dirtay ku wargalisay dhammaan ergooyinka Diblomaasiyadeed, Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Hay’adaha…

Mid kamid ah garsoorayaashii kiiska Somalia iyo Kenya oo dhi…

Nairobi (Axadle) – James Richard Crawford oo ka mid ahaa garsoorayaashii dhageystay kiiska dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya ee Maxkamadda ICJ ayaa geeriyooday. Crawford, oo dhashay 14-kii November 1948-kii, ayaa garsoore ka ahaa maxkamadda ICJ, tan iyo Febraayo 2015, waxaana uu kursiga sii fadhin lahaa illaa Febraayo 2024. Bayaan kasoo baxay Maxkamadda ICJ ayaa lagu sheegay in garsoorahan u dhashay dalka Australia uu geeriyooday 31-kii May.…

Ciidamo la wareegay buundo muhiim ah iyo xiisad culus oo ka …

Beledweyne (Axadle) – Ciidamo ka amar qaato Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda iyo Siyaasadda ee Gobolka Hiiraan Abuukar Maadey ayaa shalay xirtay buundada Liiq Liiqato oo muhiim u ah isku socodka dadweynaha iyo gaadiidka Magaalada Beledweyne. Sababta ay ciidamadaan ula wareegeyn Buundada Liiq Liiqato ayaa lagu sheegay inay ka dhalatay khilaafka u dhaxeeyo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyti Cismaan iyo Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda iyo…

Biixi oo farriin xasaasi ah u gudbiyey wakiilada beesha caal…

Hargeysa (Axadle) – Madaxweynaha Gobaladda Waqooyi, Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay qaabilay safiirro iyo diblomaasiyiin ka socda midowga reer Yurub iyo dalka UK oo Gobaladda Waqooyi u yimid indho-indhaynta doorashooyinkii goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee maalintii shalay qabsoomay. Muuse Biixi ayaa ugu horeyntii xubnaha wafdiga uga mahad-naqay imaanshiyahooda Gobaladda Waqooyi iyo muhiimadda ay siiyeen inay kormeeraan doorashooyinka qof iyo…

emergency aid for displaced persons from Goma arrives

Ten days after the eruption of Nyiragongo, seismic activity seems to be calming in Goma, but the governor's order to evacuate the city remains in force. While some displaced people are beginning to return home, the majority are away from the provincial capital. They are 514,000 displaced, according to UN estimates, including about 60,000 in Sake, west of the provincial capital. The thing where…

Wareysi: Wasiirka arrimaha dibadda DF oo xog cusub ka bixiye…

Muqdisho (Axadle) – Wasiirka arrimaha dibadda dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa warbaahinta dowladda siiyey wareysi dhinacyo badan taabanaya, kaas oo uu uga hadlay dhinacyada doorashooyinka, arrimaha gobolka, khilaafka Soomaaliya iyo Kenya, xiriirka xumaaday ee Soomaaliya iyo Jabuuti iyo arrimo kale. Doorashooyinka: Ugu horeyn wasiirka oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka dalka ayaa sheegay in waxii dhacay oo dhan hadda la iska cafiyey, isla markaana la gaaray heshiis la isku haleyn karo,…

Axmed Madoobe oo R/W Rooble u gudbiyey xubnaha

Kismaayo (Axadle) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ayaa xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta waxa uu u soo gudbiyay xubaha maamulka Jubaland uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka heer federaal, heer dowlad-goboleed iyo xallinta khilaafaadka. Axmed Madoobe ayaa wareegtada uu ku magacaabay 12-qof oo guddiyada doorashada ku meteli doona Jubbalanad, kuwaas oo uu sheegay inuu magacaabistooda u cuskaday la tashiyo uu sameeyey iyo fulinta heshiiskii 17-kii…

Rooble oo magacaabay xilal cusub, kuwa kalena ka qaaday – Ca…

Muqdisho (Axadle) – Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa agaasimayaal loogu magacaabay Wasaaradaha Gaanshaandhigga iyo Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya. Rooble ayaa agaasimaha guud ee Wasaaradda gaashandhigga Xukuumada Soomaaliya u magacaabay Xasan Maxamed Saciid Samatar, waxaana xilkaas laga qaaday Maxamuud Axmed Cali Fanax oo si ku meel gaar ah u hayey kadib markii wasiirka…