Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Daawo: DF oo war kasoo saartay rasaastii lagu furay madaxwey…

Muqdisho (Axadle) – Wasiirka cadaaladda xukuumadda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ka hadlay rasaas galabta lagu furay baabuur uu la socday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Wasiirka ayaa sheegay in arrintaas ay aheyd shil oo aysan ku talo-gal aheyn, isla markaana loo xil saaray guddi soo baara sida ay wax u dhaceen, kaas oo uu horkacayo Taliyaha ciidanka Asluubta Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan. “Maanta waxaa dhacay shil dhex-martay ciidan Asluubta ka tirsan iyo ilaalada Madaxweynihii hore ee dalka Xasan…

Xildhibaan la socday Xasan Sheekh oo ka hadlay ‘isku dayga d…

Muqdisho (Axadle) – Wasiirkii hore ee amniga gudaha, Cabdirisaaq Maxamed oo sidoo kale ah mudane ka tirsan baarlamaanka, oo kamid ahaa mas’uuliyiintii la socotay kolonyadii la xabadeeyay ee madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay arrintaas. Cabdirisaaq ayaa isku-day dil ku tilmaamay rasaastii ay ku fureen ciidamada dowladda Kolonyo Gawaari ah oo la socotay Xasan Sheekh, xili ay marayeen ayaa ka hadlay dhacdadii…

DEG DEG: Ciidamada DF oo rasaas ku furay kolonyo la socotay …

Muqdisho (Axadle) – Kolonyo Gaadiid ah oo uu la socday madaxweynihii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhoweyd lagu rasaaseeyay Caasimadda Muqdisho. Sida ay ogaatay Axadle, madaxweynihii hore ee dalka ayaa lagu rasaaseeyay bar ay ciidamada dowladda ku leeyihiin agagaarka xarunta Maxkamadda gobolka Benaadir ee degmada Xamar Weyne. Kolonyada la socday Xasan Sheekh ayaa waxa mar qura la huwiyey rasaas xoogan, ayada oo lasoo warinayo in…

Xog: R/W Rooble oo berri u baxaya safar gudaha dalka ah – Ca…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah uu safar ugu ambabaxayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabelle, Sida ay Axadle u sheegen xubno ka tirsan xafiiska ra’iisal wasaaraha. Rooble iyo wafdi uu horkacayo ayaa sida uu qorshuhu yahay Khamiista ka degi doona Jowhar, xili uu maanta kasii horeeyay madaxweynaha maamulka HirShabeelle oo toddobaadyadii u…

Xog: Rooble oo berri u baxaya safar gudaha dalka ah – Caasim…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah uu safar ugu ambabaxayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabelle, Sida ay Axadle u sheegen xubno ka tirsan xafiiska ra’iisal wasaaraha. Rooble iyo wafdi uu horkacayo ayaa sida uu qorshuhu yahay Khamiista ka degi doona Jowhar, xili uu maanta kasii horeeyay madaxweynaha maamulka HirShabeelle oo toddobaadyadii u…

Aqriso Magacyada: Cabdi Xaashi oo Rooble u gudbiyey xubnaha …

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyaha Aqalka Sarre, Cabdi Xaashi ayaa ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta u gudbiyey xubnihii laga sugayay ee guddiyada doorashooyinka. Sida uu shaaciyey xafiiska ra’iisal wasaaraha, Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa magacaabay lix xubnood, kuwaasi oo uu si rasmi ah ugu gudbiyey ra’iisal wasaaraha, si qeyb uga noqdaan guddiga doorashooyinka. Xubnaha guddiyada doorashooyinka kuraasta Gobaladda Waqooyi ee uu soo…

Natiijadii ugu horeysay ee doorashada Gobaladda Waqooyi oo la shaac…

Hargeysa (Axadle) – Waxaa goordhoweyd lagu dhawaaqay natiijadii ugu horeysay ee doorashada goleyaasha deegaanka Gobaladda Waqooyi, taas oo labo maalin ka hor ka bilaabatay dhamaan deegaanada Gobaladda Waqooyi. Komishanka doorashooyinka Gobaladda Waqooyi ayaa si horudhac ah u shaaciyey natiijada ilaa shan kamid ah degmooyinka Gobaladda Waqooyi, taasi oo lagu muujiyey sida ay u kala…

Sawirro: Loolanka doorashada xildhibaanada Waqooyi oo ka bil…

Muqdisho (Axadle) – Waxaa Caasimadda Muqdisho ka bilowday loolanka xildhibaanada gobolada Waqooyi ee Gobaladda Waqooyi, kadib heshiis laga gaaray khilaafkii mudada dheer ka taagna hanaanka doorashada dalka, oo qeyb ka aheyd arrinta Gobaladda Waqooyi. Kulan ka qabsoomay huteel Jazeera ayaa waxaa taageero ballaaran loogu muujiyey Siyaasi ka tirsan gobolada galbeedka, gaar ahaan beesha Wasiir Beyle oo dhawaan isu-soo taagay xildhibaanimada golaha…

Netherlands: Dallad ay ku mideysan yihiin in ka badan 65 uru…

Amsterdam (Axadle) – Dalladda Federation of Somali Associations in the Netherlands oo magaceeda loo soo gaabiyo FSAN ayna ku middeysan yihiin in ka badan 65 ururo Soomaali ah ayaa loogu yeeray Maxkamad markii lagu soo eedeeyey in aysan siin dadkii u soo shaqeynayay tan iyo markii la aasaasay lacagaha laga jaro dadka shaqeeya mushaarkooda, looguna tala galay qofku marka uu hawl-gab noqdo (Retire) in la siiyo. Hay’ad musharaadka siisa dadka shaqada…

Wararkii ugu dambeeyey ee tirinta codadka doorashada Somalil…

Hargeysa (Axadle) – Deegaanada Gobaladda Waqooyi waxaa weli ka socota tirinta codadka doorashada ee golaha wakiilada iyo deegaanka oo Isniintii lasoo dhaafay ka dhacday lixda gobol maamulkaasi, Awdal, Saaxil, Maroodi-Jeex, Toghdeer, Sanaag iyo Sool. Tirinta codadka ayaa haatan si habsami u socota, waxaana codeeyey in ka badan hal miliyan oo qof oo isku diiwaan-geliyey doorashadan oo aheyd qof iyo cod. Wararka ayaa sheegaya in ku dhawaaqista…