Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Heshiis shan qodob ah oo ay kala saxiixdeen maamullada Muqdi…

Ankara (Axadle) – Wafdi ka socday Dawladda Hoose ee Muqdisho oo uu hogaaminaayay Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir, Faarax Cabdi Diini, oo uu qeyb ka yahay Xoghayaha guud ee gobolka Banaadir oo maalmihii dambe safar shaqo ku joogay dalka Turkiga ayaa la kulmay ku-xigeenka duqa magaalada Konya. Mr. Ercan Uslu, oo ah ku-xigeenka duqa magaalada Konya, oo kamid tahay magaalooyinka ugu waaweyn dalka Turkiga, uguna…

Fulu Miziki, a Kinshasa collective that “makes music

Homemade instruments from recycled materials, no electronics, but a unique track: such is the recipe from Kinois of Fulu Miziki ("music from the bins" in Lingala). Meeting in Toulouse at the Rio Loco festival with an interdisciplinary and crazy collective, determined to conquer the world.

US in talks on removing foreign fighters from

The US envoy to Libya said that Washington was in talks with certain actors about the withdrawal of foreign forces from the war-torn country before the planned elections in December. Richard Norland told reporters that part of the importance of Libya's choice was to ensure that a fully empowered, credible and legitimate government could force foreign actors to withdraw their troops. "It will be a very important development and ... very effective, but we do not suggest that we have to wait until next…

Go’aan lagu gaaray wada-hadallo caawa dhex-maray Rooble iyo …

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul Wasaare Rooble, madaxda dowlad goboleedyada iyo duqa Muqdisho oo aan kulmin wixii ka dambeeyey markii uu dhacay heshiiskii doorashada ee la kala saxiixday 27-kii May ayaa caawa shir ku yeeshay qadka Zoom-ka. Shirkaas waxaa caawa diiradda lagu saaray sidii loo dardar gelin lahaa qabsoomidda doorashooyinka dalka, iyadoo la iska xogwareystay waxyaabaha ka qabsoomay illaa hadda heshiiskii ay wada gaareen madaxdu. Sida ay…

Guddoomiyeyaal caawa lagu dilay Muqdisho iyo Beledweyne iyo …

Muqdisho (Axadle) –Kooxo hubeysan ayaa caawa siyaabo kala duwan magaalooyinka Muqdisho iyo Beledweyne ugu dilay mas’uuliyiin ka kala tirsaneyd maamullada gobolka Hiiraan iyo kan degmada Deyniile ee gobolka Banaadir. Ugu horeyn koox ku hubeysan bistoolado oo tiradooda lagu sheegay seddax nin ayaa caawa fiidkii agagaarka Aargada degmada Deyniile ku toogatay Allaha u naxariistee Cabdi Cabdulle (Cabdi Juge) oo ahaa gudoomiyihii Waaxda Kurdamac ee…

DANAB oo Shabaab badan ku dishay weerar ka dhacay Sh/Dhexe -…

Jowhar (Axadle)-Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgallo ay sacadihii lasoo dhaafay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe, iyagoo shaaciyey tirada dagaalamayaal ay ka dileen kooxda Al-Shabaab. Taliyaha Guutada 16-aad ee ciidanka kumaandooska Danab Dhamme Xasan Maxamed Cismaan oo howlgalkaas hoggaaminayey ayaa warbaahinta dowladda u sheegay in Al-Shabaab ay ku weerareen deegaanada kala ah Saabuun,…

Guddiga la-dagaalanka musuq maasuqa oo soo saaray digniin la…

Muqdisho (Axadle) – Guddiga madaxa-bannaan ee la-dagaalanka musuq maasuqa ayaa soo saaray war-saxaafadeed digniin ah oo uu ku cadeynayo awoodiisa iyo kaalinta uga aadan hanaanka loo qabanayo doorashoyinka dalka. Guddiga ayaa qoraalkaan ku balan qaaday inuu adkeyn doono kaalintiisa ku aadan xaqiijinta inay dalka ka dhacdo doorasho daahfuran, caddaalad ah oo dimuqraadiyad ku saleysan. “inuu kormeero maalgalinta iyo kharashaadka siyaasadeed, lana…

Weerar lagu dilay dad horleh oo ka dhacay dalka Ethiopia – C…

Addis Ababa (Axadle) – Wararka ka imaanaya Axadle dalka Ethiopia ee Addis Ababa ayaa sheegaya in weerar sababay dhimashada 9 qof uu ka dhacay degmada Metta Wolkitte oo 100-KM u jirta Axadle dalkaas. Weerarka oo ka dhacay dhismaha buundada degmada Metta Wolkitte ayaa imid kadib markii kooxda fulisay ay ku amreen shaqaalaha inay joojiyaan dhismaha buundada, taasi oo ay iska dhago tireen, sida ay sheegen qaar kamid ah ehelka dhibanayaasha…

Maxkamadda ciidamada oo shaacisay cidda loo haysto dilkii Sh…

Muqdisho (Axadle) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay Magaca qofkii ka dambeeyay dilkii 17/5/2021 deegaan hoostega Magaalada Gaallkacyo loogu geystay Allah unaxariisto Sheekh Cali Axmed Faarax Dhoore (Sheekh Cali Dheere) oo ahaa Maamulihii Guud ee Jamciyadda Imaamu Nawawi ee Gobolka Mudug. Xeer ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Muumin Xuseen Cabdullaahi oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay…

Daawo: Boqor Burhaan oo si adag uga horyimid xeer ay meel-ma…

Garoowe (Axadle) – Boqor Burhaan Boqor Muuse oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu si kulul uga hadlay xeerka mamnuucaya gudniinka gabdhaha oo ay meel-mariyeen golaha wasiiradda Puntland. Boqor Burhaan ayaa ugu horeyntii sheegay in xeerka lagu mamnuucayo gudniinka gabdhaha uu yahay mid ka hor-imaanaya dhaqanka iyo shareecada Islaamka. Waxa uu ku tilmaamay tallaabada golaha wasiiradda “mid aan laga aamusi karin oo dhaawac u geysanaysa diinta…