Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Xog: Afgooye oo Farmaajo u gudbiyey dacwad ka dhan ah Filish…

Muqdisho (Axadle) – Warqad ka soo baxday xafiiska Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Dr. Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) oo ah cabasho ka dhan guddoomiyaha maamulka gobalka Banaadir iyo ku xigeenkiisa 1-aad Caana-boore ayaa la gaarsiiyay xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.  Xog ay heshay Axadle ayaa tilmaameysa in xafiiska Hanti-dhowrka uu Madaxweyne Farmaajo u sheegay in musuq-maasuq ba’an uu ka socdo gobolka, islamarkaana…

Labada arrin ee uu qalday ABIY AHMED ee fashiliyey!

Siyaasadu waa shax lagu ciyaaro waayo aragnimo iyo khibrad dheeraad ah si aad guul uga gaadha , qofna kuma filna qalin iyo buug wax loogu dhigey oo kali ahi , waa in aad fahmi kartaa sida looga fekero ee loogu nool yahay meesha aad ku uuman tahay . Bilowgii hore isaga oo ka faaiideysanayey khibradiisii ciidan iyo waayihii ku soo maray Badame ayaa waxa uu qaatey go’aan taariikhda ku suntan oo ahaa kii nabada ee Erateria , waxaana uu soo af jaray colaad ku dhaweyd in ay siddon jirsato , waxa uu la heshiiyey jabhadihii…

Xusuusta 49 guuradii dilka halyey Gen. Salaad Gabeyre Kadiye…

Luulyo 3, 1972, abbaarahii 08:00 subaxnimo ayaa maanta oo kale ka soo wareegatay 49 sanno, dil murugo leh, si waxashnimo ahna loogu fuliyay General Salaad Gabeyre Kadiye, General Mohamed Aynanshe Guleid iyo Col. Abdulkadir Dheyl Abdulle. Dabcan, gacan ku dhiiglayaasha dilka sameeyay waxaa ugu weynaa kaligii taliyihii dowladdii Kacaanka Siyaad Barre, laakin dhagar qabayaalkii kale oo iyagana, sida firfircoon ugu lug yeeshay, ayaa laga xusi karaa…

Maxay tahay warbixinta ka careeysiisay shacabka Sucuudiga ee…

Shacabka dalka Sucuudiga ayaa si carro leh uga fal celiyey warbixin ku saabsan koox argagixo ah oo laga sii daayey telefishinka Al Ekhbariyaka dib markii warbixintaas ay salka la gashay magaca Allaha u Naxariistee Muhammad Nasiruddin al-Albani oo caan ka ah dalka Sucuudi Carabiya. Sida lagu sheegay warbixintaan uu sii daayey taleefashinka Al Ekhbariya ee uu fadhigiisu yahay magaalada Riyadh, Sheekh Nasir Al Din Al Baniwaa aasaasihii kooxda…

Daba-geed oo ku guuleystay inuu maamulka HirShabelle geeyo B…

Beledweyne (Axadle) – Waxaa la filayaa in maalinta berri ay markii ugu horreysay ay Golaha Wasiirada HirShabelle shir ku yeeshaan magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, waxaana shir guddoomin doono Madaxweyne ku-xigeenka maamulkaas Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed oo sidoo kale ah ku simaha Madaxweynaha. Xog ay heshay Axadle ayaa sheegeysa in maanta inta badan Golaha Wasiirada HirShabelle ay ka dageen magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka…

Dilal qorsheysan Ee ka dhacay Muqdisho Iyo Xog ku saabsan

Muqdisho (Axadle)- Faah-faahino ayaa laga helayaa dilal qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka kala dhacay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir iyo deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho. Dilalkaan mas’uuliyadooda waxaa sheegtay dagaalamayaasha Al-Shabaab, waxaana loo geystay askar ka tirsaneyd ciidamada dowladda Soomaaliya. Al-Shabaab ayaa sheegtay inay maanta degmada Kaaraan ku dileen Shariif Muxudiin oo ahaa askari ka tirsanaa ciidanka minishiibiyada ee dowladda Soomaaliya canshuuraha uga uruuriya guryaha,…

Xog: Al-Shabab oo u yeeray macallimiinta dugsiyada ay maamus…

Muqdisho (Axadle) – Qaar kamid ah Macalimiinta ka shaqeeya dugsiyada ay maamusho dowladda Soomaaliya ayaa Axadle u sheegay in ay la soo xiriireen dagaalamayaasha Al-Shabaab, islamarkaana lagu amray in yimaadaan degaan ka tirsan gobalka Shabeellada Hoose. Macalimiintaan oo aan qarinay magacyadooda iyo dugsiyada ay dhigaan, sababo amni awgood, ayaa sheegay in arrintaan ay muddo soo socotay, islamarkaana ay la wadaageen dowladda Soomaaliya, gaar…

Tigrayga oo soo bandhigay 6,000 askari oo laga qabs…

Mekelle (Axadle) – Kumanaan askar maxaabiis ah oo laga qabsaday ciidamada dowladda federaalka Ethiopia ayaa Jimcihii la marsiiyey waddooyinka magaalada Mekelle ee axadle Tigray, ayada oo shacabkuna ay dhinacyada ka taagan yihiin oo mashxaradeynayaan. Sida uu qoray wargeyska New York Times, in badan oo ka mid ah askartan ayaa madaxooda hoos u raariciyey. Qaarkood ayaa lagu siday bareelayaal ayaga oo ay ka muuqdaan dhaawacyo iyo dhiig. Soo bandhigista maxaabiista ayaa looga dan lahaa in lagu beeniyo hadal uu Arbacadii…

Waa tuma gabadha Soomaaliyeed ee ku tartamaysa feerka ciyaar…

London (Axadle) – Ramla Cali oo ah gabar kasoo jeedo Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay ka qeyb geli doonto tartanka ciyaaraha Olomnbikada adduunka iyadoo ku tartami doonto tartanka Feerka. Ramla oo 31 jir oo qoraal soo dhigtay barteed Twitter-ka ayaa xaqiijisay inay ka qeyb geli doonto tartanka feerka ee Olombikada. Ramla Cali ayaa ah Gabar Soomaaliyeed, waxayna noqoneysaa gabadhii ugu horeysay oo Soomaali ah oo abid si xrifadeysan feerka…

Hogaamiyaha TPLF oo 8 bil kadib gudaha u galay Mekelle

Mekelle (Axadle) – Hogaamiyaha kooxda TPLF Dr. Debretsion Gebremichael  ayaa dib ugu laabtay Caasimadda gobolka Tigreega ee Itoobiya ee Mekelle, kadib 8 bilood oo uu dagaal kula jiray ciidamada Federalka. Tagitaanka Dr. Debretsion Gebremichael ee Magaalada  Mekelle ayaa kusoo aadeyso maalmo kadib markii ay ciidamada Federalku ka baxeen magaalada iyo inta badan gobolka. Dr. Debretsion waa gudoomiyaha kooxda TPLF wuxuuna madaxwayne ka ahaa dawlad deegaanka Tigreega oo uu hogaamiye ka ahaa xisbigiisa ka hor intaan meesha…