Browsing Category
Somalia
Somali Latest | Wararka Maanta | Breaking News and the expert analysts you can trust
Arbaco, Nov 16, 2022-Abiyi Axmed oo ballan qaaday in si daacadnimo ah u hirgalinayo heshiiskii ay…
Arbaco, November, 16, 2022 (AX) - Ra'iisal Wasaaaraha Itoobiya Abyi Axmed ayaa kulan uu la qaatay baarlamaanka Itoobiya maalinimadii shalay waxa uu sheegay in uu hirgalinayo heshiiskii ay dowladdiisu maalmo ka hor la gashay TPLF.Abiyi Axmed…
Talaado, Nov 15, 2022-Xukuumadda Soomaaliya oo ansixisay ku-talagalka miisaaniyadda dowladda ee 2023
Talaado, November, 15, 2022 (AX) - Golaha wasiirada ee xukuumadda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel-mariyay miisaaniyadda dowladda ee 2023 oo tiro ahaan gaaraysa $967.7 Milyan oo Dollar.Wasiirka maaliyadda xukuumadda …
Talaado, Nov 15, 2022-Xukuumada Somaliland oo la hadashay beesha caalamka, mucaaradka iyo shacabka
Talaado, November, 15, 2022 (AX) - Xukuumada Gobaladda Waqooyi ayaa beesha caalamka u sheegtay in doorashooyinku ku dhacayaan wakhtigii guddida doorashooyinku dajisay, iyado xisbiyadana ugu baaqday in ay sharciga raacaan.Warsaxafadeed kasoo…
Talaado, Nov 15, 2022-Madaxweyne Xasan Sheekh “Waa inaan isku garab siino shacab iyo dowladba,…
Talaado, November, 15, 2022 (AX) - Hogaamiyaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta furay kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo ka qabsoomay xarunta kumeel gaarka ah Golaha Shacabka ee Villa…
Talaado, Nov 15, 2022-Ururada Siyaasada Somaliland oo ku dhawaaqay go’aamo ay gaadheen
Talaado, November, 15, 2022 (AX) - Ururada cusub ee siyaasada Gobaladda Waqooyi, ayaa ku dhawaaqay qodobo ay kamid tahay in anay aqbalayn, wada-hadalo kasta oo dhexmara madaxweynaha iyo mucaaradka oo anay qayb ka ahyn.Waxay sheegeen in…
Egyptian-British activist Alaa Abd El-Fattah breaks the hunger strike
The family of Egyptian-British activist Alaa Abd El-Fattah said he had broken his hunger strike, according to…
Talaado, Nov 15, 2022-Qaramada Midoobay oo sheegtay in ka badan 600 dad rayid ah in lagu dilay…
Talaado, November, 15, 2022 (AX) - Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay khasaaraha sii kordhaya ee dadka rayidka ah ee Soomaaliya, waxayna sheegtay in in ka badan 600 oo rayid ah lagu dilay Soomaaliya sanadkan 2022.Sida uu sheegay…
Talaado, Nov 15, 2022-Xukuumada Somaliland oo markale xisbiga WADDANI ku eedaysay ciidamo sharci…
Talaado, November, 15, 2022 (AX) - Xukuumada Gobaladda Waqooyi ayaa markale Musharaxa Hogaamiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ku eedaysay in uu gurigiisa ku haysto ciidan beeleed.Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud…
Puntland uma baahna xilligan geeddi qarda jeex ah
Talaado, November, 15, 2022 (AX) - Wasiirkii hore ee arrimaha dibbada Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay madaxweynaha Puntland inuu doonayo inuu qabto doorasho qof iyo cod ah oo uu xukunka kusii dheeraysto.Axmed Ciise Cawad waxa uu…
Talaado, Nov 15, 2022-Odayaal dhaqameed ku baxay xal u helista dagaal beeleed ka dhacay deegaano…
Talaado, November, 15, 2022 (AX) - Degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo deegaano hoostaga maalmahii la soo dhaafay ay ku dagaalamayeen laba Maleeshiyo beeleed oo walaalo ah ayaa waxaa gaaray Odayaal dhaqameed, Saraakiil ciidan…