Arsenal Oo Guul Ay Ku Dhibaatootay Ku Furatay Europa League,
Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa guul ku bilaabatay tartanka Europa League ee xili ciyaareedkan, waxaanay 2-1 ku garaacday kooxda Rapid Vienna oo…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa guul ku bilaabatay tartanka Europa League ee xili ciyaareedkan, waxaanay 2-1 ku garaacday kooxda Rapid Vienna oo…
Tababaraha ruug-caddaaga ah ee Carlo Ancelotti ayaa eedaymo u jeediyey laacibkii ka dhaawacmay Liverpool ee Virgil van Dijk oo uu xusay inuu…
Kabtanka Barcelona ee Lionel Messi ayaa wali rajaynaya in Cristiano Ronaldo uu taam u noqon doono kulanka Champions League ee Barcelona iyo…
Mesut Ozil ayaa sheegay inuu TV-ga hortiisa ku taageerio doono Arsenal caawa isagoo saadaaliyay in Arsenal ay 4-1 ku badin doonto. Arsenal…
Tababare Mikel Arteta ayaa shax adag soo safay kulanka ay ka hortagagayaan kooxda Rapid Vienna ee furitaanka xilli ciyaareedka Europa League. Labada…
Xiddiga khadka dhexe ee Chelsea Hakim Ziyech ayaa ugu baaqay Donny van de Beek inuu isdejiyo ka dib markii uu si aan…
Axel Tuanzebe ayay tahay inuu ku soo bilowdo shaxda Man United oo uu booska kala baxo Harry Maguire sida ay ku codeeyeen…
Shabakadda WhoScored.com oo ku caan ah ururinta xogaha kala duwan ee kubadda cagta ayaa markan soo xulatay shaxdeedii ugu fiicnayd tartanka xiisaha…
Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay afarta xiddig ee ku tartami doona ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa tartanka…
Kooxda Barcelona ayaa war wanaagsan helaysa kahor kulanka adag ee ay Sabtida soo dhawayn doonto kooxda ay xifaaltamaan ee Real Madrid kaddib…
Khadka dhexe ee kooxda Arsenal ahna saxeexoodii maalintii ugu dambaysay suuqii xagaaga ee Thomas Partey ayaa tababarka kooxda ee kahor kulankooda Europe…