Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Taariikha Ay Soo Laabaneyso Xamaasadii Premier League Oo Si
Taageerayaasha isboortiga ee Britain ayaa ku laaban doona garoomada 2da bisha December iyadoo ra’isal wasaaraha UK uu ansixiyay sharciyo lagu dabcinayo xakameynta Korona Fayras ka hor ciida gaalada.Marka uu soo dhamaado bandowga haatan la geliyo Britain waxaa taageerayaasha loo ogolaan doonaa inay xaadiraan kulamada Premier Legaue iyo dhacdooyinka kale ee isboortiga.Tiro cayimar oo taageerayaal ah ayaa loo ogolaan doonaa inay galaan garoomada si ay u soo celiyaan xamaasada isboortiga gaar ahaan kubada cagta oo ay u garab…
Muxuu Sameeyay Granit Xhaka Ee Ka Careysiiyay Xiddiga
Halyeeyga Arsenal Martin Keown ayaa soo jeediyay in mid ka mid ah sababihii loo celcelinayay Kieran Tierney dhamaadkii ciyaartii Leeds United inay aheyd inuu ka careysnaa Granit Xhaka oo la saftay xiddig Leeds United ah.Kooxda Waqooyiga London ka dhisan ayaa barbaro goolal la’aan ah ku soo gashay garoonka Elland Road ka dib markii Nicolas Pepe casaan la siiyay bilowgii qeybta labaad isagoo herdiyay Ezgjan Alioski.Qaar ka mid ah ciyaartoyda Arsenal ayaa ka careysnaa sida uu xiddiga Leeds u dhaqmay isagoo si dhaqso ah dhulka…
Maalintii Hore Anigaa Maqnaa!! Romelu Lukaku Oo DIGNIIN U
Weeraryahanka Inter Milan ee Romelu Lukaku ayaa rumaysan in kooxdiisu ay tahay mid awood badan oo jawaab siin karta Real Madrid, kagana aargoosan karta Giuzeppe Meazza Arbacada toddobaadkan.Romelu Lukaku ayaa ka maqnaa ciyaartii hore ee Inter Milan iyo Real Madrid ee waddanka Spain ee ay guushu ku raacday kooxda reer Spain, laakiin waxa uu taam u yahay kulanka Arbacada ay kusoo dhoweynayaan Los Blancos, kaas oo labada kooxoodba muhiimad weyn u leh.Inter Milan ayaa laba dhibcood oo kaliya ka haysata saddex kulan oo Champions…
Lionel Messi Oo Laga Saaray Liiska Ciyaaryahanadda Barcelona Ee
Kabtan Lionel Messi ayaa laga reebay liiska ciyaartoyda Barcelona ee gellinka dambe ee maanta safarka ugu baxaya waddanka Ukraine oo ay kula soo ciyaari doonaan kooxda Dynamo Kiev, kulanka afraad ee tartanka Champions League ee hormooyinka.Tababare Ronald Koeman ayaa go’aansaday in Lionel Messi uu kaga tago magaalada Barcelona, isla markaana aanu qayb ka noqonin ciyaartan.Xiddiga reer Argentina oo xili ciyaareedkan la saluugsan yahay bandhiggiisa ayaa la nasiyey kulankan, waxaana sidoo kale aan safarka qayb ka ahayn…
Xog Cusub Oo Kasoo Baxaysa Rabitaanka Man City Ee Lionel
Rabitaankii Lionel Messi ee ahayd inuu Barcelona iskaga tago suuqii xagaaga ayaa noqotay mid soo jiidatay dhammaan dareenka jamaahiirta kala duwan ee kubadda cagta iyadoo ay kooxda ugu cad cad inay heshaa ay ahayd Manchester City.Ugu dambayn Messi ayaa go’aansaday inuusan ka tegin Camp Nou isaga oo sababta ku sifeeyay inuusan doonayn inay maxkamad isla tagaan kooxda uu ku sheegay mida uu jecel yahay.Iyadoo heshiiska Messi uu yahay mid dhacaya dhammaadka xilli ciyaareedkan sidoo kalena uu sida cad ka cadhaysan yahay maamulka…
Gary Neville Oo Sheegay Labada Kooxood Ee Keliya Ee
Halyeeyga kooxda Manchester United ee Gary Neville ayaa sheegay in labada kooxood ee ree London ee Chelsea iyo Tottenham ay yihiin kuwa Liverpool kula tartami doona horyaalka sanadkan halka uu dhaawaca Virgil Van Dijk ku sifeeyay mid isbedel weyn keenaya.Kooxda tababare Jose Mourinho ee Tottenham ayaa guul 2-0 ah ka gaadhay dhigeeda Manchester City halka ay Chelsea 2-0 kaga soo adkaatay Newcastle United oo ay booqatay.Dhinaca kale Liverpool oo dhaawacyo badan qabta xilli ciyaareedkan ayaa xalay markale awoodeeda banaanka…
Man United, Liverpool, City & Bayern Oo Ku Dagaallamaya
Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqii iibka ciyaartoyda ee xagaagii waxa uu xidhmay horraanta bishii October, waxaana dhowaan la sugayaa inuu furmo suuqa waqtiga jiilaalka ee bisha January oo muddo kooban ay kooxuhu u heli doonaan inay kaga soo faa’iidaystaan.Kooxaha dhaawacyadu ragaadiyeen amaba doonaya inay helaan xiddigo ka caawiya xallinta dhibaatooyinkii ay soo arkeen qaybta hore ee xili ciyaareedka ayaa suuqa geli doona, sidoo kalena ciyaartooyo heshiisyada…
Zlatan Ibrahimovic Oo Ku Biiray Liiska Cuqaasha Horyaalka
Zlatan Ibrahimovic ayaa lagu daray diiwaanka taariikhiga ah ee cuqaasha horyaalka waddanka Talyaaniga ee Serie A, waxaanu noqday ciyaartoygii afraad ee abid lixdii ciyaarood ee ugu horreeyey goolal ka dhaliya.Halyeyga reer Sweden ayaa sidoo kale taariikh kale xalay loo diiwaangeliyey iyadoo uu la barbarreeyey rikoodh la dhigay 78 sannadood ka hor.Ibrahimovic oo laba gool u dhaliyey AC Milan kulankii ay xalay 3-1 ku garaaceen Napoli, isla markaana kooxdiisa ka caawiyey inay laba dhibcood hopggaanka ku hayso ayaa waxa uu sii…
Dhaawacyada Naby Keita Iyo Shaqiri, Mohamed Salah Oo
Liverpool ayaa war farxad leh ka heshay xaaladda xiddigeeda xanuunka Korona Fayraska u jiifay ee Mohamed Salah oo seegay kulankii ay xalay 3-0 ku garaaceen Leicester City.Tababare Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyey in baadhitaankii ugu dambeeyey ee lagu sameeyey Mohamed Salah uu muujiyey inuu badqab ka yahay xanuunka Korona Fayraska ee uu kasoo qaaday waddankiisa Masar, isla markaana uu tababarka kooxda la bilaabi doono Isniinta maanta.Xiddiga reer Masar ayaa taam u ah inuu ciyaaro kulanka Champions League ee kooxdiisu ay Arbacada…
Jamie Carragher Oo Saadaaliyey Tababaraha Mustaqbalka Ee
Halyeygii difaaca Liverpool ee Jamie Carragher ayaa saadaaliyey tababare khibrad iyo waayo aragnimo ba leh oo heersare ah oo mustaqbalka la wareegi doona Chelsea ama Arsenal.Jamie Carragher oo hadlayay intii ay socotay ciyaartii ay xalay Liverpool 3-0 ku garaacday Leicester City, ayaa waxa uu amaan kula dul dhacay macallinkii hore ee Reds iyo Celtic ee Brendan Rodgers, haddana wata Leicester City, waxaanu sheegay inay u muuqato inuu kusoo jeedo magaalada London.Tababarahan hore ee Celtic iyo Liverpool ayay kooxdiisa…