Andrea Pirlo Oo Qirtay In Qorshihii Uu Soo Dejistay Ka Hor
Tababare Andrea Pirlo ayaa qirtay inuu u shaqayn waayey qorshihii uu u dejistay kulankii kooxdiisa Juventus ay guul-darradu kasoo gaadhay ee Barcelona…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Tababare Andrea Pirlo ayaa qirtay inuu u shaqayn waayey qorshihii uu u dejistay kulankii kooxdiisa Juventus ay guul-darradu kasoo gaadhay ee Barcelona…
Kaddib guushii 2-0 ahayd ee ay Barcelona kasoo gaadhay Juventus oo ay ugu tagtay magaalada Turin ee waddanka Talyaaniga, waxay weerar ku…
Madaxweynaha horyaalka kubadda cagta Spain ee LaLiga, Mr Javier Tebas ayaa mar kale weerar ku qaaday Madaxweynihii Barcelona ee iscasilay ee Josep…
Marcus Rashford iyo Bruno Fernandes ayaa loo xil-saaray inay dhamaystiraan oo ay buuxiyaan gol-daloolooyinkii kooxdooda ee saacaddii ugu horreysay kulankii RB Leipzig…
Ole Gunnar Solskjaer ayaa xaqiijiyay in Alex Telles uu ku dhacay Korona Fayras. Xiddiga reer Brazil ayaa wacdarro dhigay kulankiisii ugu horeysay…
Qaab ciyaareed dhameystiran ayay Barcelona soo bandhigtay kuwaasoo ka faa’ideystay koox aan tababar badan laheyn oo Juventus ah iyagoo isku ilowsiiyay qarowgoodii…
Kulamo xiiso leh ayaa caawa la ciyaaray wareega group-yada Champions League iyadoo natiijooyin lama filaan ah ka soo baxeen. Manchester United ayaa…
Barcelona ayaa 2-0 ku garaacay Juventus oo ay ugu tagtay garoonkooda Allianz Stadium, waxaanay iskaga soo maydhay guul-darradii ugu dambaysay ee Sabtidii…
Manchester United ayaa guushii labaad oo xidhiidh ah kasoo hoysay tartanka Champions League ee xili ciyaareedkan, waxaanay 5-0 ku garaacday kooxdii awoodda…
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa guul weyn kasoo gaadhay waddanka Ruushka oo ay ugu tagtay naadiga Krasnodar oo ay kusoo garaacday 4-0.…
Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford kula ciyaaraysa RB Leipzig iyadoo maanka ku haysa in guul ay u baahan tahay si ay…