Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Arsenal vs Dundalk – Mikel
Arsenal ayaa isbeddel badan ku samaysay safkeeda kulanka tartanka Europa League ee ay kusoo dhoweynayso kooxda yar ee Dundalk, taas oo tababare…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Arsenal ayaa isbeddel badan ku samaysay safkeeda kulanka tartanka Europa League ee ay kusoo dhoweynayso kooxda yar ee Dundalk, taas oo tababare…
Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayay suurtogal tahay inuu dib ugu laabto kooxdiisii hore ee Barcelona dhamaadka xili ciyaareedkan oo uu…
Lionel Messi ayaa goolkii uu ka dhaliyey Juventus kulankii xalay ay 2-0 ugu soo dhiibeen Old Lady garoonka Allianz Stadium waxa uu…
Frank Lampard ayaa magacaabay kooxdiisa riyada oo ka kooban xiddigihii ugu adkaa ee uu ka hor tegay waqtigii uu ciyaartoyga ahaa, kuwaas…
Khadka dhexe ee kooxda Real Madrid ee Toni Kroos ayaa shaaca ka qaaday dhaqan ay lahayd kooxdiisii hore ee Bayern Munich oo…
Shabakadda The Sun ayaa soo xulatay shaxda 11-ka ciyaaryahan ee ugu wanaagsan horyaalka Premier League balse ay gabi ahaanba fogeeyeen kooxahoodu ee…
Real Madrid ayaa qorsheyneysa inay u dhaqaaqdo saxiixa weeraryahanka Juventus iyo Argentina Paulo Dybala iyagoo u bandhigaya inay ku soo bedeshaan Vinicius…
Aaron Wan-Bissaka ayaa isku maadeystay ka dib markii Man United ay 5-0 ku xasuuqday kooxda RB Leipzig kulankii Champions League. Daafaca midig…
Labada kooxood ee Liverpool iyo Manchester United ayaa ku riyaaqay guulo Champions League ah todobaadkan. Liverpool waxay habeenkii Talaadada 2-0 kaga badisay…
Daafaca dhexe ee kooxda Barcelona kana mid ah xiddigaha hormoodka u ah kooxdaas ee Gerard Pique ayaa lagu soo warramayaa in heshiiskiisa…
Halyeeyga kooxda Barcelona ee Rivaldo ayaa shaaca ka qaaday dareenkiisa kooxdiisii hore iyo haddiiba ay awood buuxda u leedahay inay ku guuleysato…