Edinson Cavani Oo Wajahaya Ganaax Seddex Kulan Ah Ka Dib
Xiddigii Manchester United guusha ku hogaamiyay Edinson Cavani ayaa wajahaya in seddex kulan la ganaaxo ka dib markii erey cunsurinimo ah uu…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Xiddigii Manchester United guusha ku hogaamiyay Edinson Cavani ayaa wajahaya in seddex kulan la ganaaxo ka dib markii erey cunsurinimo ah uu…
Om Press Upphovsrätt Kontakta oss Kreatörer Annonsera Utvecklare Villkor Sekretess Policy och säkerhet Så fungerar YouTube Testa nya funktioner © 2020 Google…
Arsenal ayaa kulankii seddexaad oo isku xiga looga badiyay garoonkeeda horyaalka Premier League iyadoo guuldarro 2-1 ay ka soo gaartay caawa kooxda…
Bernd Leno ayaa lagu qasbay inuu xirto maaliyadiisa martida ee Arsenal kulanka ay haatan la ciyaarayaan kooxda Wolves. Goolhayaha Jarmalka ayaa caadiyan…
Neymar ayaa u sheegay xiddigaah PSG inay u baahan yihiin inay ciyaartooda ugu fiican ku soo bandhigaan Old Trafford haddii ay doonayaan…
Antoine Griezmann ayaa dib u helay qaab ciyaareedkiisa fiican iyadoo Barcelona ay 4-0 ku xaaqday kooxda Osasuna maanta. Waxa uu soo bandhigay…
Kooxaha Chelsea iyo Tottenham ayaa isku mari waayay kulankii adkaa ee ku dhexmaray Stamford Bridge iyagoo ku heshiiyay barbaro goolal la’aan ah…
Arsenal ayaa dooneysa inay wadada guusha ku soo laabato ka dib barbarihii ay isbuucii la soo dhaafay la galeen kooxda Leeds United…
Boliiska dalka Argentina ayaa maanta baaray guriga dhakhtarka qaaska ah ee Diego Maradona. xilli ay soo baxeen warar sheegaya in geeridiisa haatan…
Xaqiiqda ah in Ole Gunnar Solskjaer uusan garaneyn shax ciyaareedkiisa ugu fiican iskaba daa 11kiisa xiddig ee ugu fiican, labadii sannadood ee…
Om Press Upphovsrätt Kontakta oss Kreatörer Annonsera Utvecklare Villkor Sekretess Policy och säkerhet Så fungerar YouTube Testa nya funktioner © 2020 Google…