Edinson Cavani Oo Guul Soo Laabasho Cajiib Ah Ku Hogaamiyay
Manchester United ayaa soo laabasho cajiib ah sameysay ka dib markii ay 3-2 ku karbaashtay Southampton oo labo gool ku hormartay iyadoo…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Manchester United ayaa soo laabasho cajiib ah sameysay ka dib markii ay 3-2 ku karbaashtay Southampton oo labo gool ku hormartay iyadoo…
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa kusoo laabatay jidka guusha kaddib guul-darradii Atletico Madrid, waxaanay cadho kula dhacday Osasuna oo ay ku garaacday…
Taariikh weyn ayay ahayd, waxaanay dunidu saaka indhaha kusii wada haysay waddanka Maraykanka oo ay ka dhacday ciyaar feedh ahayd oo dib…
Loollanka magaalada London ayaa sannadkan ka xoog badan sidii uu ahaa xili ciyaareedyadii ugu dambeeyey, waxaana hirdan badani u dhexeeyaa labada kooxood…
Sirtii suuqa Manchester United ayaa halis ugu jirta in dhamaanteed ay bannaanka timaaddo kaddib markii ay budhcaddii u dhacday Kombiyuutarrada kooxdu ay…
Toddobaadkan caalamka Kubadda cagta waxa ka baxay mid ka mid ah halyeeyadii ugu caansanaa taariikhda ma guurtada ahna ku lahaa laydiga cagaaran.…
Real Madrid ayaa guul-darro xanuun badan loogu xambaariyey garoonkeeda Alfredo Di Stefano, waxaanay u ahayd habeenkii saddexaad ee xidhiidh ah ee kulan…
Chelsea waxay goolal ku qaban doontaa hoggaanka horyaalka Premier League, iyadoo dhinaca dhibcaha kala sinnaan doonta Liverpool, laakiin waa inay meel iska…
Zinedine Zidane ayaa sharrixi kari waayey guul-darrooyinka isdaba-joogga ah ee kooxdiisa Real Madrid ay kasoo hoynayso horyaalka LaLiga xili ciyaareedkan. Real Madrid…
Chelsea ayaa garoonkeeda kusoo dhoweynaysa naadiga ay isku magaalada ka dhisan yihiin ee Tottenham oo uu ka dhaxeeyo xafiiltan weyn oo muddooyin…
Ciyaaryahanadda kooxda Bournemouth ayay amakaak ku noqotay islamarkaana ka carooday sawiro ay Instagram soo dhigtay xaaska madaxa guud ee maamulka kooxda. Xiddiga…