Edinson Cavani Oo Raaligelin Bixiyay & Man United Oo War Ka
Edinson Cavani ayaa raalin bixiyay ka dib markii qoraal uu soo dhigay bogiisa Instagram lagu tilmaamay inuu yahay mid cunsurinimo ah. Weeraryahanka…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Edinson Cavani ayaa raalin bixiyay ka dib markii qoraal uu soo dhigay bogiisa Instagram lagu tilmaamay inuu yahay mid cunsurinimo ah. Weeraryahanka…
Donny van de Beek ayaa soo bandhigay canqowga oo si xun u bararsan ka dib kulankii ay Man United guusha soo laabashada…
Tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa sheegay in dhaawacii jilibka ee Virgil van Dijk uu waji kale yeeshay, isla markaana aanu ‘jilibkii…
Quique Setien ayaa dacwad ka gudbiyey kooxdiisii hore ee Barcelona oo uu ku eedeeyey inay jabiyeen heshiiskii u dhaxeeyey ee ahayd inay…
Xiddigii hore ee khadka dhexe ee Arsenal ee Jack Wilshere ayaa sheegay inuu rumaysan yahay inay maalin uun soo bixi doonto xaqiiqada…
Raul Jimenez ayaa lagu sameeyey qalliin degdeg ah kaddib jabniin lafta madaxa ah oo kasoo gaadhay isku-dhacii xalay ee David Luiz. 29…
Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqii iibka ciyaartoyda ee xagaagii waxa uu xidhmay horraanta bishii…
Barcelona ayaa ciqaab adag ku mutaysan doonta garankii uu Lionel Messi ku labbistay markii uu u dabbaal-degayay goolkii afraad ee uu u…
Raul Jimenez ayaa ugu dambayntii bilaabay inuu si caadi ah u neefsado, miyirkuna uu usoo noqday kaddib markii uu dhaawac kasoo gaadhay…
Real Madrid ayaa Salaasada habeen dambe waxay waddanka Ukraine kula ciyaari doontaa Shakhtar Donetsk iyagoo u baahan inay kusoo laabtaan dariiqa guusha…
Manchester United ayay lix ciyaartoy ka maqnaan karaan kulanka Champions League ee garoonkeeda Old Trafford ay kusoo dhoweyn doonto kooxda reer France…