MSF Mise MSJ? – Saddexda Weerar Ee Ay Ugu Wanaagsan Tahay
Liverpool ayaasaddexlaydii weerarka ee ay hore u haysatay ee Sadio Mane, Mohamed Salah iyo Roberto Firmino oo magacooda loosoo gaabiyo MSF, waxay…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Liverpool ayaasaddexlaydii weerarka ee ay hore u haysatay ee Sadio Mane, Mohamed Salah iyo Roberto Firmino oo magacooda loosoo gaabiyo MSF, waxay…
Luis Castro waxa soo maray mid ka mid ah maalmihiisii ugu farxadda badnaa ee tababarenimo, waxaanu awood u yeeshay inuu Real Madrid…
Laacibka khadka dhexe ee kooxda Southampton ee James Ward-Prowse ayaa toddobaadkan wacdaro ka dhigay hroyaalka Premier League kulankii ay 3-2 ku kala…
Luis Suarez ayaa seegaya kulanka adag ee Kooxdiisa Atletico Madrid ay kula ballansan tahay naadiga koobka difaacanaya ee Bayern Munich, kaddib markii…
Laba dhibcood oo kaliya ayaa u dhexeeya labada kooxood ee ugu sarreeya Group-ka D ee tartanka Champions League, laakiin caawa ayay midkood…
Waxaa goor dhaweyd la soo saaray isku aadka wareega seddexaad ee koobka FA Cup iyadoo kulamo xiiso leh ay ka soo baxeen.…
Paris Saint-Germain waxaa ka maqnaan doona Pablo Sarabia iyo Mauro Icardi kulanka Champions League ee ay habeenka Arbacada la ciyaarayaan kooxda Manchester…
Weeraryahanka Watford Troy Deeney ayaa sheegay in seddex kulan oo ganaax ah inaysan ku filneyn weeraryahanka Manchester United Edinson Cavani ka dib…
Eden Hazard ayaa dhaawac kale uu soo gaaray iyadoo dhaawaca cusub ee soo gaaray uu yahay mid muruqa lugta midig ah. Waxayna…
UEFA ayaa u magacowday gabadhii ugu horeysay abid inay garsoore dhexe ka noqoto kulan ka tirsan koobka Champions League ee ragga ee…
Anthony Martial ayaa isaga baxay tababarka Manchester United maanta kaliya 11 daqiiqo uu joogay xarunta tababarka. Weeraryahanka Faransiiska oo 24 sanno jir…