Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Neymar Oo Heshiis Cusub La Gaartey PSG & Mbappe Oo La Sugayo Iyo Warka

Kooxda kubadda caggta PSG ayaa maanta ku dhawaaqaysa heshiis cusub oo uu u saxeexay xiddiga reer Brazil ee Neymar Jr oo qalinka ku duugaya qandaraas uu waqtiga ugu dheeraynayo naadigiisa oo socon doona illaa 2026.Neymar oo heshiiska uu kula  jiro PSG uu ku eg yahay dhamaadka xilli ciyaareedka dambe ee 2021/22, ayaa waxa uu ogolaaday in uu saxeexo qandaraas cusub oo maanta la shaacinayo, sida ay qoreen warbaahinta waddanka Faransiisku.Wargeyska caanka ah ee L’Equipe ee kasoo baxa Faransiiska ayaa waxa uu sheegay in dooddii ka…

Hordhac: Barcelona vs Atletico – Kulanka Xaasaasiga Ah Ee Maanta,

Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa galabta foodda isku daraya garoonka Camp Nou kulan xaasaasi ah oo natiijadiisa kasoo baxdaa ay qabayn karto sida uu noqonayo horyaalka LaLiga iyo kooxda ku guuleysan karaysa intaba.Barcelona oo ku jirta kaalinta saddexaad ee miiska kala-sarraynta ayaa waxay qaabbilaysaa Atletico Madrid  oo hoggaanka haysa, laba dhibcood oo kali ahna ka sarraysa, isla markaana dhibco badan lumisay tan iyo bishii January.Atletico ayaa hoggaanka horyaalka ku haysay 13 dhibcood oo nadiif ah bishii January…

Hordhac: Liverpool vs Southampton – Rajadii Liverpool Ee Champions

Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield waxay caawa ku qaabbilaysaa Southampton, kulan xaasaasi ah oo Jurgen Klopp iyo xiddigihiisu ay u baahan yihiin in saddexda dhibcood ay ku heleen, si ay rajadooda Champions League usii nooleeyaan.Liverpool ma lumin karto dhibco kale haddii ay doonayso in ay qayb ka noqoto Champions League xilli ciyaareedka dambe, haddii ay barbarro keento ama laga badiyana waxay si rasmi ah u macasalaamayn doonaan in ay ka qayb-galaan tartankaas xilli ciyaareedka dambe.Barbarro waqti dambe ah oo ay Leeds…

Hordhac: Manchester Metropolis vs Chelsea – Metropolis Oo Maanta Hananaysa

Manchester Metropolis iyo Chelsea ayaa ciyaaraya kulankoodii ugu dambeeyey horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkan, kaas oo Metropolis ay horyaalka ku qaadayso haddii ay guuleysato, laakiin Blues ayaa ay iyadana u tahay imtixaan iyo in ay iskusii tijaabiyo, taageereyaasheedana tusto in finalka Champions League aanay noqon doonin koox koobka dhayal ku dhiigi doonta.Garoonka Etihad Stadium ayaa ay fiidka hore albaabada isku xidhan doonaan, waana ciyaarta ugu dambaysa xilli ciyaareedkan ee Man Metropolis ay taageereyaal…

Leicester 2-4 Newcastle: Participant Rating

Leicester Metropolis's hopes of holding on to a spot among the many high 4 had been dealt a large blow once they thundered 4-2 off a nasty Newcastle United.It was Newcastle who began the brightest. After an industrious effort down the center, Allan Saint-Maximin may have closed the recreation off after 22 minutes, however his ending shot hit the submit after a pleasant mixture in the course of the park. Wesley Fofana responded shortly, however Paul Dummett made it 2-0 with a robust header after half an hour.Leicester…

Managers throughout Europe who may go away their jobs this summer time

The summer time break is the right time for followers to be comfortable about new signings, however it's additionally the right time of yr for membership hierarchies to take inventory and assume, hmm, we'd like to make a change within the excavation.Some golf equipment have already revealed their plans for the 2021/22 season and don't waste time shaking issues up and planning for the longer term. Jose Mourinho has been offered as Roma supervisor for subsequent season, similtaneously there will likely be upheavals at the…

DAAWO: “Qayrkaa Ayaa La Doontaa…” Ereyadii Cavani Ku Yidhi Karsdorp

Edinson Cavani ayaa degay qalbiga Manchester United kulamadii ay ku karbaasheen AS Roma oo ay semi-finalka Europa League kaga badiyeen 8-5 isku darka natiijada labadii ciyaarood.Cavani ayaa min laba gool dhaliyey labadii ciyaarood ee Roma, waxaana uu ku darsaday laba caawimood, laakiin arrinta ay taageereyaasha kooxdu kusii jeclaadeen maaha shaqadiisii gudaha garoonka ee dhalinta goolasha iyo ciyaarista kubadda cagta.Weeraryahanka reer Uruguay ayaa dagaal kala hor-tegay laacibka Roma ee Rick Karsdorp oo gardarraysanayay…

RASMI: Xiddigaha Atletico Madrid Ee Kulanka Barcelona Oo La Shaaciyey

Atletico Madrid ayaa Camp Nou tegaysa Sabtida, halkaas oo ay kulan xaasaasi ah oo go’aamin kara rajada labada kooxood ee horyaalka LaLiga ay kula soo ciyaari doonaan Barcelona.Tababare Diego Simeone ayaa dib u helay ciyaartoyda kooxdiisa oo dhan, mana jiraan walaac dhaawacyo ama ganaaxyo ah oo ka xakamayn kara qaar ka mid ah xiddigihiisu in ay kulankaas saftaan.Xiddigaha Atletico Madrid ee kulanka Barcelona la shaaciyey, waxa ku jira halbowleyaashii boos walba, sida Luis Suarez oo ka hor tegi doona kooxdiisii hore, iyadoo…

Javier Zanetti confirms that Inter have ‘severe monetary issues’

Interim president Javier Zanetti has admitted that the membership, which was named Serie A champions final Sunday, is in "severe monetary hassle".Within the Nerazzurri, he secured his first title since 2010 after Atalanta did not beat Sassuolo and ended Juventus' ten-year streak in Serie A.Zanetti is a legendary individual at Inter | Claudio Villa / Getty PicturesHowever for all their success on the sphere below Antonio Conte, Inter's monetary issues off the sphere have been documented. The truth is, it's so dangerous on…