AKHRISO: Wararkii U Dambeeyey Suuqa Iibka Ciyaaryahanadda Ee Maanta Ay
Suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga ayaa furmi doona horraanta bisha June ee foodda innagu soo hayso, waxaana haddaba lasii helayaa xogta xiddigaha…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga ayaa furmi doona horraanta bisha June ee foodda innagu soo hayso, waxaana haddaba lasii helayaa xogta xiddigaha…
Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ma haysto waqti ku filan oo uu ku helo macallin khaas u ah weeraryahannada xulka…
Iyadoo mustaqbalka Lionel Messi ee Barcelona aan wali la go’aamin oo hadal-hayn badan ka taagan tahay, waxa saldhigay mustaqbalka 10 jirka hibada…
Frank Lampard ayaa shaqada laga caydhiyey bishii January, waxaana beddelay Thomas Tuchel oo kooxda ku hoggaamiyey finalka FA Cup oo ay Leicester…
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa sannadkii shanaad oo xidhiidh ah waxay ku guuleysanaysaa abaal-marin ay ka heli doonto maamulka Premier League, taas…
Xulka qaranka Portugal ayaa isku diyaarinaya in ay difaacdaan tartanka Euro 2020 ee ay ku guuleysteen sannadkii 2016, waxaana ay doorkan haystaan…
Inkastoo 20 ciyaaryahan ay Korona Fayras kaga maqnaayeen islamarkaana ay heysteen kaliya 11 ciyaaryahan oo garoonka soo gasha, kooxda River Plate ayaa…
Sergio Ramos ayaa wajahaya afartii maalmood ee ugu muhiimsaneyd waayihiisa ciyaareed. Daafaca ayaa ku duceysanaya in inta u dhaxeysa Jimcaha ilaa Isniinta…
Sannadkii 2015 ayaa Mathieu Valbuena laga duubay cajalad xilli uu samaynayay gogol-dhaaf, waxaana dadkii shirqoolka u dhigay ay ugu hanjabeen in ay…
Arsenal ayaa diyaar u ah inay lacagayso mishiinkeeda goolasha ee Joe Willock xagaagan, si ay heshiiska amaahda ah ee ay kula jiraan…
Xidhiidhka kubadda cagta Ingiriiska ee FA ayaa ganaaxyo kusoo rogay kooxaha Chelsea iyo Leicester Metropolis, kuwaas oo Salaasadii ay ciyaartoydoodu isku dhaceen…