Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Waa Kuma Xiddiga Liverpool Ka Tirsan Ee LABA ARDAY Ka Bixinaya

Weeraryahanka kooxda Liverpool ee Divock Origi ayaa u muuqda mid aan kaliya xirfadiisa ciyaareed ugu deeqayn magaaladaas balse sidoo kale isku dayaya inuu deeqo waxbarasho ku caawiyo da’yarta halkaas degen.Origi ayaa si rasmi ah bah-wadaag dhinaca waxbarasho bilaash ah (Scholarship) la bilaabaya jaamacada magaalada Liverpool.Deeqda waxbarasho ee uu bixinayo Divock ayaa noqon doonta mid ku salaysnaan doonta tartan loosoo galo iyadoo laba arday oo kamid ah magaalada uu ka bixin doono.Labada arday ee kusoo guuleysta tartankaas…

Cadho Mise Kibir? Ma Rumaysan Kartid Wixii Uu Doonayay Mbappe Inuu

Da’yarka xulka qaranka France ee Kylian Mbappe ayaa ahaa mid aad uga cadhaysan weeraryahanka xulkiisa ee Olivier Giroud kaddib hadal kasoo yeedhay dhaliyahaas intii uu socday kulankii ay guusha 3-0 ka ah ka gaadheen xulka Bulgaria.Les Bleus ayaa ka adkaaday Bulgaria oo marti ugu ahayd Stade de France iyadoo Giroud uu bedelka kasoo kacay laba goolna dhaliyay xilli uu kaliya shan gool u jiro rekoodhka abid ee goolasha xulkaas oo uu Theirry Henry haysto.Giroud ayaa u yimid tababare Didier Deschamps intii kulankaasi socday isaga…

YAAB KALE!! Memphis Depay Oo Barcelona Looga Horqaadayo Sidii

Kooxda Barcelona ayaa ka baqaysa inay markale waji gabax dhinaca suuqa ah la kulanto maalmo kaddib markii lagaga guuleystay saxeexa Georginio Wijnaldum oo Liverpool ka tagaya.Wijnaldum ayaa heshiiska shaqsiga ah hore ula gaadhay Barcelona waxaana la filayay inuu kooxdaas u wareego kahor inta aysan Paris Saint-Germain miiska u saarin heshiis uu ku qaadanayo laba jibaarka mushaharkii uu Barca kula heshiiyay isaga oo aqbalay.Haatan iyadoo ay Barca wali qabto dhibtii kasoo gaadhay dhinaca kooxda ree France, kooxda Juventus ayaa…

SAADAAL Loo Dhan Yahay!! – Ferdinand, Shearer & Lineker Oo Hal Dal U

Halyeeyada kubadda cagta England haatana doorka khabiirnimo ku shaqeeya ee kala ah Gary Lineker, Rio Ferdinand iyo Alan Shearer ayaa si isku mid ah hal xul ugu saadaaliyay ku guuleysiga koobka Euro ee berri bilaabmaya.England, Portugal, France, Germany iyo Belgium ayaa dhammaantood kamid ah xulalka ugu cad cad ku guuleysiga koobkaas balse haddana saddexda halyeey ayaa si isku mid ah hal dal iskugu af-gartay.Xulkaas ay Shearer, Ferdinand iyo Lineker isku raaceen ayaa ah France oo koobkii aduunka ee 2018 kusoo guuleystay,…

Neymar Oo PSG Xabsi Kaga Dhigay Mbappe, Mourinho Oo Arsenal Hoggaamiye

Chelsea ayaa doonaysa saxeexa daafaca midig ee kooxda Inter Milan ee Achraf Hakimi, 22 sano jirkaas ayay sidoo kale dalab ka geysay Paris Saint-Germain. (Times, subscription required)Haddii ay Chelsea la saxeexato Hakimi ayay dhagaysan doontaa dalabaadka Callum Hudson-Odoi oo garab weerar ah iyo Tino Livramento oo 18 sano jir ah u imanaya. (Guardian)Paris St-Germain ayaa qiimaynaysa xaalada 24 sano jirka weerarka ah ee kooxda Barcelona ee Ousmane Dembele oo heshiiskiisa hal sano ka hadhsan yahay. (Marca)Barcelona ayaa isku…

Xiddig Ka Tirsan Xulka England Oo Ku Dhaartay Inuu KHAMRI Cabbi Doono

Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara xulka qarnanka England iyo kooxda West Ham United ee Declan Rice ayaa ballan-qaaday inuu cabbi doono khamri markii ugu horreysay noloshiisa haddii waddankiisu ku guuleysto koobka qaramada Yurub ee Euro 2020 ee Jimcaha bilaabmaya.Rice ayaa sheegay in aanu waligii cabbin khamriga loo yaqaano Bear, laakiin hadda uu cabbi doono markii ugu horreysay, sabbatuna ay tahay inuu dabbaal-degga waddankiisa haddii uu guuleysto darteed  uu khamriga u cabbi doono.“Miyaad ogtahay in ilaa maalintan in aanan…

Paul Pogba Oo Ka Cadhooday Coman & Kimpembe Oo Ku Dacaayadeeyey Inuu

Xiddiga khadka dhexe ee Paul Pogba ayaa ka cadhooday ciyaartoyda xulka qarankiisa France ee Kingsley Coman iyo Presnel Kimpembe oo ku dacaayadeeyey inuu tegayo Paris Saint-Germain xilli ay kaftamayeen.Pogba oo heshiiskiisa Manchester United uu sannad kali ahi ka hadhsan yahay, ayaan wali saxeexin qandaraas cusub, waxaana la fahamsan yahay in wakiilka laacibkan ee Mino Raiola iyo Red Devils aanay isku wanaagsanayn, taas oo dabada ka riixi karaysa in kubbad-sameeyahani uu soo afjaro waayihiisa Old Trafford.Real Madrid iyo…

QIIMAYN: 100ka Xiddig Ee Ugu Wanaagsan Euro 2020, Waddamada Ay U

Jamaahiirta ayaa lagu qasbay inay sugaan 12 bilood oo dheeraad ah tartanka Euro oo dib uga dhacay waqtigii hore loogu qoondeeyey ee ahayd in afartii sannadoodba hal mar la ciyaaro, laakiin hadda ayaa uu dib usoo noqday oo la ciyaarayaa.Muddo bil ah oo ka bilaabmaysa Jimcaha berri ayuu tartanku soconayaa, waxaanay hadal-haynta ugu badan ka jirtaa awooda dalalka ka qayb-gelaya iyo sidoo kale ciyaartoyda iska hor imanaya.100ka ciyaartoy ee ugu wanaagsan ee ay indhuhu hayn doonaan inta uu tartanku socdo ayaa lagu sameeyey…

France, Portugal, England Mise Belgium? Gary Neville Oo Saadaaliyey

Halyeygii xulka qaranka England iyo Manchester United ee Gary Neville ayaa saadaal ka bixiyey tartanka qaramada Yurub ee Jimcaha bilaabmaya, waxaana uu tilmaamay waddanka shaqsi ahaan ay la tahay inuu ku guuleysan doono koobkan.Gary Neville oo difaaca midig uga ciyaari jiray England iyo Man United ayaa daraaseeyey meelaha ay ku kala xooggan yihiin waddamada ku tartamaya Euro 2020, waxaana uu farta ku fiiqay hal waddan oo kuwa kale dheer awood maskaxeex iyo is-aaminaad nafsi ah oo ay ku rumaysan yihiin in ay koobka ku…

Cristiano Ronaldo Oo Tallaabo U Jira Rikoodhkii Abid La Gaadhi Waayey

Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa isku sii kulayliyey, isla markaana jidka kusii maray waddanka Israel oo xalay uu waddankiisu ku garaacay 4-0, kuwaas oo uu ka dhaliyey gool uu ugu sii dhowaaday inuu jabiyo rikoodhkii halyeygii reer Iran ee Ali Daei.Afar gool oo ay kala dhaliyeen Bruno Fernandes (laba gool), Cristiano Ronaldo iyo Joao Cancelo ayaa Portugal ay dhoola-tus kusii sameeyeen maalin ka hor bilowga tartanka Euro 2020 ee Jimcaha bilaabmaya.Daqiiqaddii 44aad ayaa uu yimid goolka Ronaldo, waxaana markiiba…