Waa Kuma Xiddiga Liverpool Ka Tirsan Ee LABA ARDAY Ka Bixinaya
Weeraryahanka kooxda Liverpool ee Divock Origi ayaa u muuqda mid aan kaliya xirfadiisa ciyaareed ugu deeqayn magaaladaas balse sidoo kale isku dayaya…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Weeraryahanka kooxda Liverpool ee Divock Origi ayaa u muuqda mid aan kaliya xirfadiisa ciyaareed ugu deeqayn magaaladaas balse sidoo kale isku dayaya…
Da’yarka xulka qaranka France ee Kylian Mbappe ayaa ahaa mid aad uga cadhaysan weeraryahanka xulkiisa ee Olivier Giroud kaddib hadal kasoo yeedhay…
Kooxda Barcelona ayaa ka baqaysa inay markale waji gabax dhinaca suuqa ah la kulanto maalmo kaddib markii lagaga guuleystay saxeexa Georginio Wijnaldum…
Halyeeyada kubadda cagta England haatana doorka khabiirnimo ku shaqeeya ee kala ah Gary Lineker, Rio Ferdinand iyo Alan Shearer ayaa si isku…
Chelsea ayaa doonaysa saxeexa daafaca midig ee kooxda Inter Milan ee Achraf Hakimi, 22 sano jirkaas ayay sidoo kale dalab ka geysay…
Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara xulka qarnanka England iyo kooxda West Ham United ee Declan Rice ayaa ballan-qaaday inuu cabbi doono khamri…
Xiddiga khadka dhexe ee Paul Pogba ayaa ka cadhooday ciyaartoyda xulka qarankiisa France ee Kingsley Coman iyo Presnel Kimpembe oo ku dacaayadeeyey…
Jamaahiirta ayaa lagu qasbay inay sugaan 12 bilood oo dheeraad ah tartanka Euro oo dib uga dhacay waqtigii hore loogu qoondeeyey ee…
Halyeygii xulka qaranka England iyo Manchester United ee Gary Neville ayaa saadaal ka bixiyey tartanka qaramada Yurub ee Jimcaha bilaabmaya, waxaana uu…
Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa isku sii kulayliyey, isla markaana jidka kusii maray waddanka Israel oo xalay uu waddankiisu ku…
Lionel Messi ayaa galay fasax iyadoo aanu dhamaanin xilli ciyaareedku, waxaanu ku laabtay waddankiisa oo uu kala-qaybgalyo kulamada isreeb-reebka Koobka Adduunka iyo…