Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Gareth Southgate Oo LABA Isbeddel Oo Waaweyn Ku Samaynaya Xulka

Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa samayn doona laba isbeddel oo weyn kulanka caawa ay la ciyaarayaan Scotland, kaas oo haddii ay guuleystaan ay usoo gudbi doonaan wareegga 16ka tartanka Euro 2020.Xulka qaranka Three Lions ayaa guul ku bilowday tartanka waxaanay ciyaartii hore 1-0 kaga badiyeen Croatia.Southgate ayaa ogsoon in Jimcaha maanta ay u gudbi doonaan wareegga 16ka oo kaliya ay ka xigto inay ka  ka badiyaan Scotland oo caawa ay ku wada ciyaarayaan garoonka Wembley Stadium.Sida uu qoray…

England vs Scotland: Classic Combined XI

England v Scotland is the oldest rivalry in international football, with the two nations playing the first officially recognized international match ever as early as 1872.Only an estimated 4,000 people took part in the game, which was held on a cricket ground near Glasgow, but international football, as far as we know, was born at that moment.Both nations have produced countless incredible players over the next 150 years.Here is a look at an England and Scotland combined XI through the ages ...Gordon Banks / Getty Images /…

Hungary predicted line-up against France

The defeat against Portugal in their first Euro 2020 game was difficult for Hungary, and they are against it now because their hopes of surviving Group F are hanging in the balance.They need four points from their last two matches to avoid leaving anything to chance, and it is not an enviable task in the least, with the last two world champions waiting.But Marco Rossi's team would always disturb the odds somewhere if they were to make it out of the death squad, so it could just as easily be France, right? Here predicts the…

RASMI: Liiska Xulka Brazil Ee Tartanka Olympic, Neymar Oo La Diiday &

Garabka weerar ee kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar ayaa laga reebay liiska xiddigaha xulkiisa uga qayb galaya tartanka Olympic xilli lagu daray daafaca midig ee Dani Alves oo 38 sano jir ah.Xiddiga ugu qaalisan dunida ayaa ahaa midkii shan sano kahor ku hoggaamiyay xulka Samba biladoodii ugu horreysay ee dahab ah ee tartanka Olympic qaybtiisa kubadda cagta.Xulka Brazil ee la shaaciyay ayay layaab noqotay in meesha laga saaray Neymar iyadoo ciyaaryahanku uu hore u qirtay rabitaankiisa ah inuu ka qayb qaato.29 sano jirkaas…

Real Madrid transfer news: Varane offered new deal

Real Madrid are believed to have started talks with Raphael Varane about a new contract, but will still consider reasonable offers that come to the center - back when they look to finance a summer build-up. Los Blancos have already lost a central midfielder with Sergio Ramos who will leave when his current deal expires. The 36-year-old will end 15 years at the Bernabeu after the club refused to meet his salary requirements or offer him a two-year deal. The arrival of David Alaba from Bayern Munich will facilitate this…

Michael Owen Oo Saadaaliyay Kulanka Derby-ga Ah Ee Caawa Wembley

Halyeeyga kubadda cagta England ee Michael Owen ayaa dhiibtay saadaashiisa kulanka caawa dhex maraya dalkiisa England iyo dhigooda Scotland oo wareega labaad ee Group-yada fooda isku daraya gegida Wembley Stadium.Xulka lagu naanayso ayaa guul ay gaadhaan ku xaqiiqsan kara booskooda wareega 16-ka ee Euro 2020 halka Scotland ay si weyn ugu baahi qabaan guul ay kaga soo kabtaan guuldarradii ay kala kulmeen dhigooda Czech Republic.Owen oo ka hadlaya kulanka caawa ayaa sheegay in England aysan ciyaartii hore qaabkii ugu fiicnaa…

Pele pays tribute to Neymar after milestone goals

Pele has sent an emotional message to Neymar after the striker went to ten goals from his international record, saying he "roots for him" to become Brazil's top scorer of all time. Pele's 77 goals in 92 international appearances for Brazil seemed like it might never be broken, even the great Ronaldo Nazario failed to come close despite playing more often for his country. But seven goals in his Neymar's last five internationals have made it a reality. His latest strike came against Peru, when Brazil sailed to a 4-0 victory…

Spain predicted line-up against Poland

Given all the doom and gloom around the Spanish national side at the end - and by 'doom and gloom' we just mean they do not have one of the best teams ever to play the game anymore - it's easy to forget that they have just beaten once in 90 minutes in just under five years.With that said, their Euro 2020 opener against Sweden was hardly the achievement for a side that you want to go deep into the tournament, with Alvaro Morata, Gerard Moreno and Pablo Sarabia who are all guilty of having spurred great opportunities,The…

Liverpool believe that Alexander Isak will replace Roberto Firmino

Liverpool have earmarked Alexander Isak as a possible future replacement for Roberto Firmino, according to reports in the Basque Country where the Swede plays his club football.21-year-old Isak, who has long been named one of Europe's most exciting strikers, enjoyed a career-best campaign in 2020/21 and scored 17 times in 44 matches for the Copa del Rey winners (2020) Real Sociedad.Hungary has also impressed in the early stages of Euro 2020, leading the way in the absence of Zlatan Ibrahimovic. According to Noticias de…

LAMA FILAAN: Xiddiga Ay Hoggaamiyaha Cusub Ee Kooxdeeda U Aragto Real

Ka bixitaanka Sergio Ramos ee Real Madrid ayaan ka dhignayn inay kooxdu xagaagan waayayso kaliya awoodiisii ciyaareed ee cajiibka ahayd balse sidoo kale waxa ay waayi doonaan hoggaamintiisii lix sano oo uu kabtan usoo ahaa.Los Blancos oo xilli ciyaareedka dambe isku diyaarinaya nolol uu ka maqan yahay Sergio Ramos ayaa isku dayi doona inay ciyaaryahano badan ugu tiirsanaan doonaan buuxinta booskiisii hoggaamiyenimo.Sanadihii ugu dambeeyay, Madrid ayaa ahayd koox qani ku ah xiddigaha hoggaamiyeyaasha ah, kaliya maaha Ramos…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More